Sheeko

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:45AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:45AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!      Shuushuumow shibiliqsi! Qorihi ayaa durbadiiba ka soo dhexgalay oo yiri,” Shuush ku gal! Xaa shuushaaminna meesha keenay? Adigu mugwalba waxaad jeebka kala soo...

Kalgacaylkii Kureynimada Q2AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q2AAD  Markaan arkay in xaalkaygu culus yahay ee aan la wadaagey Jaalkayga ayaan isku afgaraney inaan dhambaal u diro isaga ayaanan ugu dhiibey, kaddibna wuu u geeyey wuxuuna ...

Bidhaanti i bi’isay! Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi’isay! Q6AAD Qareenkii Baashe wuxuu baadhitaan ugu dhaqaaqay meel kasta oo loo filan karayey inuu badbaadey,  waxay tageen gegida diyaaraddaha isaga oo warqad ogolaanshiiyo ah ka haysta, Maxkamadda...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:44AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:44AADWaxa uu Shiil Kebed daaweynta carruurta ku hawlanaa muddo sagaal sano iyo seddax billod ah. Bishi afaraad ayuu bilaabay in ow daweeyo dadka waaweyn. In...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q43AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q43AADWaxaa la joogaa Cusbitaalka guud, Waxaa qol ka mida qolalka bukaannada la seexsho ka yeeray mar qura oohin iyo cabaad...

Kalgacaylkii Kureynimada Q1AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q1AADIskoolku waxuu jidka 30'ka ka saarnaa dhanka koofureed, iyaduna waxay fariisan jirtay kaabad kabisa oo iskoolka agtiisa ah. Waxay ahayd gabar  qurux u dhalatey oo indho waa...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:43AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:43AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!     Docda xigtay orrax udhaca Kaawada waxaa degganaa oday iyo islaan cuttiya oo ay u ekayd in eeyan wax duunyaa dunida ku...

Bidhaanti i bi’isay! Q5AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

 Bidhaanti i bi’isay! Q5AADBilan iyadoo qol mugdiya ku jirta ayey indhaha kala qaadey, ma taqaan meel alle meel ay joogto waxay maqleysaa guux badan, waxaa lagu mudey irbad suuxineysa...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q42AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Odayadi waa kuwaa ugu dambeyn si qurux isu fahmay isuna garaabay.Cali Gaab waxuu garwaaqsaday dhibaha badan ee saaxiibkiis heysta. Adeer Hiloowle waxuu ka qaatay kaalin mug leh isu soo...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:42AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:42AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob oo weli aamiinsigi ku jira ayay Hooyadi tiri, “Bal aan si fiican iskaga hubino in aan ruunkaan si dhab ah uga guurno.”Jabaq...

SHEEKOOYIN