Sheeko

WAAYIHII WARSAME Q12AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q12AAD Warsame  iskoolkii si fiican ayuu u la jaanqaaday casharradiina si wanaagsan ayuu u dhex galay. Labada maaddo ee Afka Soomaaliga iyo xisaabta ayuu aad u jecel yahay...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q34AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q34aad Sidaas si la mid ah Cumar waxa uu is waydiiyay siduu ka yeeli lahaa, Nasra maadaama ay xaaskiisii weli tahay, talan iyo baarandeg dheer...

Sheeko gaaban:Aqriska iyo Ogaalka W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Aqriska iyo Ogaalka Waa goor aroornimo ah Kayd wuu soo jarmaadey si uu wareysigii uu laha qoladii shaqada uu dirsadey ee ballamisey u tago. Waxa uu soo kaxaystay baabuurkiisa waxa uu...

Doob gaamuray! Q8AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q8AAD Gobaad Heybe Warfaa, xaaladda welwelka iyo murugada leh ee ay dhex gashay awgeed, dhowr maalmood hurdo ma anay ladin oomatana  ka ma ay degin, waxaana taasi ugu...

WAAYIHII WARSAME Q11AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q11AAD Salaaddii jimcada kaddib Shiikh Cabdi iyo labadii xerow waxa isugu yimaadeen mawlacii. Shiikh Cabdi ayaa Cumar iyo Ciise waydiiyay in ay yaqaannaan iskoolka uu Warsame galay? “Maya Shiikhow”...

Filan waa Q36AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q36AAD Maxamed hooyadii oo yaaban isla markaana warka dulucdiisa aan  wali helin ayaa odayga ku tidhi: “ee bal hadalka noo saaf oo si fiican noogu sharax waxaa aad...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q33AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q33AAD Raggii kolkii ay kala qabteen, ayay is bareen labadoodii, Cumar waxa loo sheegay in ninkaani yahay wiil ay dhashay gabar ay ilmo adeer yihiin...

Doob gaamuray! Q7AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q7AAD Ugu danbeystii goortii ay duqayda isu ducayntooda ka dib, gogosha ku faataxeysteen buu Aw-Daahir oo Gobaad adeerkeed ahaa soo jeediayayis weydiin aheyd “ goorma ayaad u soo...

Dhaxalkii dhallaannimo Q1AAD W/Q: Nuxur Sheekh

Dhaxalkii dhaLlaannimo QAAD Magaceygu waa Warda Warfaa. Waxaan ku dhashay miyiga waana ku barbaaray kuna soo kacaamey , gu’gii 13aad ayaan ku jiraa, waxaanan ka dhashay qoys reer miyi ah...

XASUUSAHII AAN DHEELLIGA LAHAYN! W/Q: Cabdiraxiim Saciid Ducaale.

XASUUSAHII AAN DHEELLIGA LAHAYN!. Sannadkii 2006 ayaan subax ka mid ah u kallahay inaan raaco adhiga,  waxaan u daaq geeyey meel xoogee ka durugsan jeeskayaga, dooxo dureemo dhaadheer iyo gilmis...

SHEEKOOYIN