ARXAN-GOYS Q-1AAD
Waabaa
beryay aan bilicsammeyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiira-huraad ah, cadceedduna
ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku
dhaqan carra'edeg (adduunka). Qaddarta Eebbe...
Aabbihii Ambaday Q7AAD!
Xaashi waxa u sheegay in uu in badan ka dhursugayey hanashada Deeqa, deeqi waa gabadh ay dhammaan isha ku wada hayeen dhallinta dugsiga wax ka barata, nin...
Aabbihii Ambaday Q5AAD!
Xaashi fayo qabkiisu waa soo hagaagay, dhogortiisana waa is dhalanrogtay, waxaanna soo iftiimay dheehiisii dhintay, waxaa ay samaysay Idil, waxa ay fartay in laga xiiro guudka iyo timaha, waxa uu isaguna iska...
Run iyo been ayuu amminku u kulmiyey si lama filaan ah, beentii oo la hadleysa runta ayaa tiri: "jawiga maanta waa mid aad u qurux badan". Runtii ayaa eegtay...