Sheeko

Nabar Qarsoon W/Q:- Saynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

Nabar Qarsoon Saddex saacadood ayey saf ugu jirtaa, sidii ay u qaadan lahayd kaar cunta lagu siinayo. Inkastoo ay Waris ammin danbe timid, haddana boos dhexe ayey heshay....

Aabbihii Ambaday Q3AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q3AAD! Idil oo awal hore ka werwersanayd arrimihiisa caafimaad iyo xaaladiisa nololeed ayaa haddana waxaa ku soo biirey in uusan dalkaba ku sii noolaan karin,Idil waa qof...

Aabbihii Ambaday Q2AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q2AAD Xaashi waa nin  da’ lixdamaad ah, sida ka muuqata aqoonsigiisa waxaa uu dhashay 1963 waxaa markaas laga joogaa 57 gu’ waa nin laf iyo laxaad u dhashay balse...

Aabbihii Ambaday Q1AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q1AAD! Waa goor habeennimo ah oo goortu sheegto caga caganayso kowdii iyo badhkii(1:30)  waxaa jidka maraya dad iyo baabuur teelteel ah, intooda badana hoyaatin u ah guryahoodi iyo baraday...

HAMMIGII HUNGOOBAY Q-2AAD WQ:- Mustaf Cusmaan

Xaalku wuxuu sidaas ahaa muddo ku siman afar sano dareenkuna aniga ayuu gooni igu ahaa Hodanna sidaa ayaan uga cabsan jiray. Naftayda la ildaran waabaayada gammuunka caashaqa waxaan...

GARBADUUB Q37AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q37AAD Dagaalkii u dhaxeeyey dowladda iyo xooggaga ka soo horjeeda waa laba jibbaarmay, dowladduna waxa ay qaaday weerar iyo guluf intay awoodey, waxaa laysugu soo galay magaalooyinkii waaweynaa, Jabhaddiina...

GARBADUUB Q36AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q36AAD Oday Carraale waxaa uu sheekha u sheegay dhammaan intii loo sheegay ee ahayd iyo qaabkii wax u dhaceen, markii la waayey Guhaad raq iyo raad, in gabadhiisu dhib...

GARBADUUB Q35AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q35AAD Guhaad kaddib  dilkii Bile dheere wuxuu dareemay inuu gabboodfal weyn geystay,  waxaanna la soo deristay hanjab iyo inuusan sidii hore ugu dareensamayn dagaalka.Waxa uu aad uga xumaaday  carruurta yaryar ee...

GARBADUUB Q34AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q34AAD Huruuse wuxuu go' aansaday in haddii Ubax ogaato nolosha Guhaad uu awood u adeegsado haddii ay diido in ay dhankiisa soo marto magaalada xoog uga kaxeeyo, Madalweyn oo...

SHEEKOOYIN