KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!
Qaybta 9aad
Rajada guurka waa in ay wax soo siyaadaan,
maadaama wax la sugayo ay jiraan, dadku kuma qaldana in ay waydiintoodaas
wataan, isku garashase maahan dadka, oo...
Aabbihii Ambaday Q11AAD!
Suubban ayaa markay aragtay in aanan hadlayn, kursi ii dhawaa Deeqa u tilmaantay, waxa ayna tidhi: Walaal fadhiiso halkan, kaddibna waxa ay u baxday bannaanka, si ay noogu...
Kula lihi! Q-3AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”WADAAD”
Waryaa hooy-hooy, adigaan kuu maqanahay ee i af-garo? Aanse haddana ku weydiiyee weli ma i siisay warbixin aan garan karo?...
Guur-bursi
Waa duhur fallaaraha qorraxdu, si dhammaystiran dhulka ugu soo fooraraan. Kursigiisii ku sii jeeday dhanka laamiga ayuu soo wareejiyey. Kursiga wuxuu ku soo beegay halka uu maankiisu u aroorsan...
ARXAN-GOYS Q-5AAD
Faafaha
karoonuhu wuxuu noqday mid gebigiisaba nolosha aadanaha qabbiray (karaantiilay)
wax walbana waddadii ay ku agaasinnaayeen mid ka duwan ku hadaafiyey. Kala bar
aadanaha, kuwii baraaraha ku noolaa ee heystay deegaan...