Sheeko

Hurinta balaayada! W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Hurinta colaadda Maalin ka mid ah maalmaha ayuu Sheydaan damcay in uu ka geeddiyo xeradii uu degganaa, una guuro meel kale, waxa uu kaagiciyey ubadkiisii, kuna wargeliyey in uu...

ARXAN-GOYS Q-8AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-8AAD Dooddu waa habka kaliya ee bulsho lagu dhisi karo, waana waddada ugu fudud ee farriinta lagu gaarsiin karo aadanaha. Qofku kolka uu doodda iyo aragtiyaha is weydaaranaya uu...

KULA LIHI! Q-4AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Kuye: Aflagaaddada naga dhaaf. Haddana waxa uu sii daba dhigay: Cabashiyo caloolyoow Ciil kaama bi’iyaanTalo cayn wareegtanaLa iskuma canaantee!. Waxaan filaa in uu ka soo bowsaday heestii AUN Maxamed Suleymaan  ee...

ARXAN-GOYS Q-7AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-7AAD Dooddeynu hadda waa isku dhacday, marar badan ayaanse ku sigannay inaan kala awdanno oo aan safaaradaha kala qaadanno, haddana aadanuhu waa hadal quute, imaaduhuna waa arrin keene, balse,...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 10aad Ilmaha waa Deeq Rabbaani ah, cidda uu doono ayuuna Alle siiyaa, waxaa taas sii dheer in dadka ay tahay in ay wax wada wadaagaan waa hore...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 9aad Rajada guurka waa in ay wax soo siyaadaan, maadaama wax la sugayo ay jiraan, dadku kuma qaldana in ay waydiintoodaas wataan, isku garashase maahan dadka, oo...

Inkaartii naxariista hooyanimo ku dheehneyd! W/Q: Cali Nuur Indhacadde

INKAARTII NAXARIISTA HOOYANIMO KU DHEEHNETYD Hooyo, waan ku inkaarayaa si nimanku ay muddo yar kaaga safraan, ha arkaanee noloshu waxay tahay! Hooyo Nadiifo waxa ay nolol guur wadageen oday Cilmi ...

Aabbihii Ambaday Q11AAD! W/Q: Cabdiraxiin H.Galayr

Aabbihii Ambaday Q11AAD! Suubban ayaa markay aragtay in aanan hadlayn,  kursi ii dhawaa Deeqa u tilmaantay, waxa ayna tidhi: Walaal fadhiiso halkan, kaddibna waxa ay u baxday bannaanka, si ay noogu...

SHEEKOOYIN