Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 73aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 73aad                                       1- Dadka iyo Deegaanka Goobta aad ku nooshahay iyo dadka aad la nooshahay oo wanaagsanaadaa cabirka laga qaato...

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"   Magaca Dhiganaha: Noloshii Sillooneyd. • Qoraha ebyey: Cabdiraxiin H. Galayr • Bogagga: (209 bog). • Hormooyinka: (5 hormo) oo dhan isula jeeda, marna aan is...

Doob gaamuray! Q12AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

    Doob gaamuray! Q12AAD  Hooyo Xaadsan oo ay ku habsatay murugo aad iyo aad u culus, ayaa iyada oo kor u qeylinaysa kuna barooranaysa  “Alla magacey ba’yayeey, alloow anaa cadowgeey u...

WAAYIHII WARSAME Q15AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q15AAD Shiikh Cabdi waxa uu soo xuuraansaday magaalada si uu u ogaado cidda iska leh MAHCADKA AFAFKA IYO XISAABAADKA EE ABUU XANIIFA. Waxaa Shiikh Cabdi soo ogaaday in...

U QAADAN WAA (Q2AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).

U QAADAN WAA (Q2AAD) ..Haa, waa la i helay, oo dhankeedda ayaa la i hayaa. Waan kuu sheegay hadda na waan kuugu celinayaa si aad u xaqiiqsato. Dhankeeddaa lay hayaa....

Doob gaamuray! Q11AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q11AAD Labadii gabdhood ee Mahad-dheere ilma adeerka ahaayeen, markii ay qaylo dhaanta iyo orriska bilaabeen, ayey Gobaad meesha isaga carartay, iyada oo yaxyax dartii u qajilsan oo dareemeysa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 72aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 72aad                                                 1-Waa riyoonayaa!!!! Waqti walba oo kula qaato waa mid iiga dhigan malaayiin waqti oo u qalanta nefsashada nolosha...

WAAYIHII WARSAME Q14AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q14AAD Muna iyo Warsame maalintaas sheekada dheeri dhexmartay wixii ka dambeeyay si joogto ah ayay sheeko wadaag iyo cashar wadaag u noqdeen. Muna waxa ay bilowday in qado...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q35AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q35aad aniga oo aan waxba ogaan ayaan  maalin gurigayga  ku martiqaaday, martiqaadkii waxaa ka soo qayb gashay, gabar aan daris nahay oo Xaliimo la...

U QAADANWAA Q1AAD W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon)

U QAADANWAA Q1AAD         Ka helida Qofnimadeeda, furfurnaanta kaftankeeda, isla jaanqaadka ayaan turjumaad u baahneyn ee aniga iyo iyada, iyo isfahanka joogtadda ah ee naga dhaxeeyay waxa uu bilaabmey muddo hadda...

SHEEKOOYIN