Islaamka iyo Mucaaradnimada
Erayga mucaarad waa eray siyaasadeed waxaana inta badan loo adeegsadaa marka ay jiraan aragtiyo is diidan oo iska soo horjeeda. Tus: Xisbi ama koox siyaasadeed oo ka...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 77aad
1-Wax la wadaag
Qofka si toosan aan kuu eegin karin oo goos goos kuu eegaya waa qof aad...
DOOB GAAMURAY Q – 15AAD
Qoyska reer Haybe Warfaa, waxa ay la murugaysan yihiin oo ay ka seexan kari weysan yihiin maqnaashaha gabadhooda oo meel ay ka doonaan ay garan...
Run Miyaa? Ma ogi. No.191
Jacfar yare ayaa yiri:
Hal Geed waxaa laga sameyn karaa 1000 Xabo oo Taraq ah, laakin hal Xabo oo Taraq ah ayaa gubi kara 1000 Geed.
Hal...
Filan waa Q40AAD
Sheeko dheer kaddib, Canab waxay ka codsatay saaxiibteed Filsan, warqadii ay u dhiibtay barigii ay soo ambabaxaysay ee harjadka iyo socdaalka u diyaargarowdey inay u gayso Maxamed,...
Doob gaamuray! Q14AAD
Gobaad oo noloshan baxsadka ah la daalaa dhacaysa, nafteedana ay halis ugu jirto weerarro uga imaan kara godka mugdiga ah ee ay xamaaratadu dhex galgalanayso iyo ugaarsiga...
Hammi caashaq iyo hunga been Q37aad.
Xasan: haddaba Axmedow inta aanan waxaan wado kuu sheegin, waxaad iga ballan qaadaa, in aadan iga diidayn talada aan kuu daba dhigi doono, kolka...
U qaadan-waa!!!! (Q3aad)
Qalbiggeedda daawasheeddu suuro gal noqon waa. Haa, caqli gal maaha oo Eebbeheen ayaa qofkasta kashiisa wax ku jira u qariyey, keligii baana daalacda. Ma ogi waxa iigu...
WAAYIHII WARSAME Q18AAD
Muna ma aysan doonayn in ay Warsame ku dhahdo Gaboobe ka har ama tusto in aysan jeclayn, balse, maalin ayay Warsame uga sheekaysay sheeko uusan markii hore...