Ha quusan
Jaamac Iskoris, loo garan ogyahay Gaal Faqriyay , waa nin maalinkii uu lacag heysto ku fataala maalinka uu shiidka yahayna Baad ku cuna maqaayadaha taako uma taal.
Afar nin...
Deriskii Silloonaa Q-2aad
Xaamuud markii uu walaalkii Jeyte u cowday, una Dan sheegtay, ayaa Jeyte waxa uu is a u shèegay in ay jirto hawl uu maagan yahay oo inuu...
Nin weliba geedkuu beertu midhihiisa gurtaa!
Guuleed si maalinle ah, buu aroornimada hore ugu kallahaa Suuqa asagoo ka soo iibsada qudaarta noocyadeeda kala duwan.
Toddobada aroornimo gaari gacankiisa ayuu ku saara...
Sheeko Gaaban
Dardaaran Waayeel
Wiil yar ayaa awoowgiis ku yiri: Awoowe i bar sirta nolosha iyo sida guusha loo gaaro.
Odaygii in door ah ayuu aamusnaa, waxa uu ku yiri: Hagaag waxaad...
MA U QIRI KARTAA?!
Qof kasta oo taariikhda dib-u-raaca, si ebyanna u raadgura wuxuu ogaanayaa bulsho kasta horumarkeedu in uu yahay haldoorkeeda oo ay maamuusto. Halka kuwa kacaan-kufa ee ay...
maxay yihiin tabaha maskaxeed ee ugu wacan, si aan u horumariyo diiradsaaridda marka wax la akhrinaayo?
Marka aad rabto inaad horumariso diiradsaaridaada , inta badan waxay ku sahabsan tahay maskaxdaada...