Qormooyin

Wariye iyo Warbaahin Q1AAD W/Q  Yaasiin Xasan Muuse

Wariye iyo Warbaahin Q1AAD Lafa gurka  labada eray ee aan halku-dhiga uga dhigay qormadayda Runtii maaha arrin laga gayoonayo oo qormo iyo qoraal lagu soo ebyi karo, balse waxa aan...

Tacsi tiiraanyo leh, Haldoor Cabdikariin Faarax Qaarey(AUN)

Tacsi Tiiraanyo leh Eebbe haw naxariisto haldoor Cabdiraxiin Faarax Qaarey Waxa ay bahda Laashin oo isku duuban halkan tacsi uga direysaa guud ahaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan qoyskiisii, geerida...

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed W/Q: Shaafici Maxamed Soomane

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q2AAD  Waa aroor kale oo Axad ah, Ramadaan ayaa soo gelaysa oo kaabiga taagan, dadkii guriga joogey waxay u dhaqaaqsanyihiin ka qayb galka...

ABUL ACLA AL Mawduudi  : AFARTA ERAYBIXINOOD EE QURAANKA

ABUL ACLA AL Mawduudi  : AFARTA ERAYBIXINOOD EE QURAANKA               ABUL ACLAA  AL-Mawduudi  (1903-1979)  Waa fikaraaga muslimiinta  ee qarniga labaatanaad kuwooda ugu saamaynta badan, waa hoggaamiyihii xarakaatka islaamdoonka ee  qaarad-yaraha  Hindiya, ...

Aduun baa hooyadeed ah!!Q2aad. W/Q Yaasiin Xasan Muuse..

Aduun baa hooyadeed ah!!Q2aad. W/Q Yaasiin Xasan Muuse.. Maalmaha shaqada aan aado waxa aan geeyaa meelaha ciyaalka lagu hayo (Crèche) oo bishii lacag layska qaado. Laakiin wali culayskii iyo cidhiidhigi kama...

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed

Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed Waxaad ahayd addoomada Alle abuuray midda ugu garaadka badan, marka loo eego aynigaaga. Firfircoonida iyo fool furnaanta ayaad la dhalatay lana barbaartay. Sahra...

Semen waliba xeeshii! W/Q: Ciise Cali Ganeey

Semen waliba xeeshii!  Seynsaabka nololeed marba surin hore ayuu ku istaajiyaa. Meertaduna waa is dabataal. Muuqaalka guud ee walxaha iyo midka aadanuhu sida uu isu dhalanrogo ayaa dhaqanka iyo wax...

FARXADDA QALBIGA W/Q ABUBAKAR MUXAMED

FARXADDA QALBIGA Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka muuqato wajigaaga. Markasta oo...

Mar baan Masaajidkaa ka xannaaqi gaadhey!

Mar baan Masaajidkaa ka xannaaqi gaadhey! Waa odey waayeela. Wuu warramayaa. Wuxuu yidhi: waxaa aan ahey nin muruq-maala. Waxa aan ka shaqeeyaa dhismaha. Waxa aan leeyahay toddoba carruura; Illaahay baa...

SHEEKOOYIN