Faadumo waa cabursan tahay ciil daraadiis cunaha ayaa kala go’ay,madaxeeda waxaa ku hirdamaya is diidooyin, waxa iska soo daba dhacaya, xasuuso, weydiimo iyo arrima badan oo wareer galshay, qofkii...
Xilligii kacaanka waxaa la oran karaa waqtigii ay soo baxeen qorayaal ama werariyaasha soomaaliyeed kuwooda ugu fiican, balse, madax bannaani iyo xurriyatul-qowl ma jirin oo waa in aad ku...
MAARAYNTA WAQTIGA IYO JOOGTAYNTA!
Caadada joogtayntu waa caadada guusha" (The habit of persistence is the habit of victory). -Herbert Kaufman qoraa Maraykan ahaa. Maaraynta waqtigu waxa ay kaaga baahan tahay...
Xilliyadaas la soo maray aqoonta iyo xirfadda saxaafaddu waxay ahayd mid soo saarta kaadirro hanan kara xirfadda saxaafadda ee Soomaaliyeed, balse, ma jirin xornimo iyo madax bannaani saxaafadeed oo...
Nabsi iyo Nacab rageed Q1AAD
Markii ay gurigeeda u soo dhawaatey Faadumo oo shaqadeedi ka timid waxay maqashey qosol aad u dheer, farxad, ciyaar iyo jawi ka duwan kii ay...
Haweeney ay la socdaan wiil iyo gabar ay dhashay ayaa soo galay dukaan lagu iibiyo dahabka. Milkiilihii ayaa wayddiiyey waxa ay dooneyso, markaas ayey u sheegtay in ay iska...