Qormooyin

ILMADII YAXAASKA IYO OOYINTA MASKA W/Q ABDULLE ABDI KARIM(ABKA XAAJI)

Ilmadii Yaxaaska iyo Ooyintii Maska. Labadaan noole waxa ay ka siman yihiin in aysan Citin reebin, naxdin iyo naxariis buugooda kuma qorno, waxaa la mid ah dadka qaar  oo uur-mariid...

Waa maxay calaamadaha garaadbadniddu?

Waa maxay calaamadaha garaadbadniddu? Sifadda ugu wayn ee ay leeyihiin dadka maskaxda badani iyo summadda ugu wayn ee lagu garto qofka garaadka badan , waa inuu awood u leeyahay inuu...

Lama Filaan Q-8aad W/Q Abdulle Abdi KARIM (Abka xaaji)

Lama Filaan Q/8aad Oday Maallin Barqadle waagaa ku baryay waxa uu ogaaday in sirtiisii ay bannaanka taal oo aan waxba u qarsooneyn, waa mar oo Minyarada wax badan buu qarinayay...

LAMA FILAAN Q-7aad W/Q: ABDULLE ABDI KARIM (ABKA XAAJI)

Lama Filaan Q/7aad Bilan waxaa u cuntami waayay in arooskeedii ay muddo badan qabanqaabineysay in Aabbaheed u banbaxay.Talo ayaa ku caddaatay, ma taqaan si ay Aabbaheed u weyddiiso wixii dhacay...

LAMA FILAAN Q/6aad W/Q Abdulle Abdi KARIM (ABKA XAAJI)

Lama Filaan Q/6aad W/ Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji) Bilan yaab iyo amakaag bay ku noqotay waxa uu Xaange ka hadlayo, waxa ay rumeysan la'dahay inuu lug gooyo aan laga...

Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies”

Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies” Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ waxaa lagu qabtay “The International Conference” oo cinwaankiisu ahaa “Islamic...

Qoraa Nimco Nuur iyo Australia

Toddobaadkii hore waxaa Perth nagu soo booqatay qoraa Nimco Noor oo ah qoraa qortay buugaag af Soomaaliga laga barto, sidoo kalena ah sheekaqore horay u qortay buug sheekafaneedda ah...

QAB IYO QUURSI: Faallo kooban | qore: Cali M. Diini

QAB IYO QUURSI Faallo kooban Maalin aan sidii u sii fogayn waxaa i soo gaaray labo bashqadood oo ay ku jiraan buugaag la iiga soo dhiibay Hargeysa, Nayroobi iyo...

Lama Filaan Q/5aad W/Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji)

Bilan  waxa ay u aheyd maalin farxadeed waa maalinkii arooskeeda, cilaankii iyo cusburkii baa ku xardhan, waxa ay dhegta ku heysaa hoolka meherka ka dhacayo wixii ka soo yeeri...

Lama Filaan Q/4aad W/Q Abdulle Abdi Karim( Abka Xaaji)

Waxa at tiri:Jamiilo on hadalkeeda Sii wadato Agteeda ayaan ku 15 jisaday daruufta iyo darxumada an la noolahay markaan arko iyo quruxda iyo heybadda asaageey ka muuqato iyo sida waalidkood...

SHEEKOOYIN