BAROORTU MOOSKA KA WEYN
❝ Hadduu dirirka cawleed da'uu dunida maasheeyo
Dixidiyo dareemada hadduu daadku mulacleeyo
Dabku kama bakhtiyo Maxamadow dumarka reer Nuux e
Duntoodaa wanaagsan e hablaha laga ma doorteen e ❞ ~
...
Qodqode mise Romantic?!
Dumarka Soomaaliyeed, ka ma helaan, nimanka Qodqodaha (QODEQODE) ah. Iyagaa sii ka la jiree, haddana, kan ay ugu neceb yihiin, waa midka, jikada la maamula, oo dheriga...
Hannaanxumo mise hoggaanxumo?! Q1AAD
Mahad iyo ammaan aan la koobi karin, waxa ay u sugnaatay Mowlaha weyn, ee i nagu uumay uunkan aan dul soconno. Rabbiga i solansiiyay, in aan...
Rajada cusub iyo Raynraynta Reer Muqdisho.
Ka dib colaado baahsan oo ragaadiyay Magaalada Muqdisho oo ah Caasimadii Dalka sanadahan danbe way soo kabanaysaa oo is beddel wayn ayaa laga dareemayaa...
Yagleelka Guusha
"La ma helo wadaadow, waxaan cido u howshoone
Naftaa loo hantaaqaa, waxay hiigso leedahaye"
Cabudllaahi Suldaan “Timacadde”
Waxaan shaki ku jirin in qof kastaa oo dunidan dul saaran uu ku...
Nidaam xumada Idaacadaha dalka!
Magaalada Muqdisho, waxaa ka howlgala ku dhawaad 30 idacadood, oo ka la duwan, is la markaana maxalli ah. Waxey idaacadahaasi hoostagaan maamullo gaar ah ama...