TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAYMaxay tahay waxa ku dheerigaliyey in dowladda Turkiga ay timaado Soomaaliya? Maxay tahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya? Suurtagal ahaanshaha in jawaab maangal...
FAA’IIDADA NAASNUUJINTA Caanaha naasku waa caano laga soo saaro naaska (mammary glands) hooyada, si ay ugu quudiso ilmageeda dhashay, waana isha ugu horraysa ee cunuggu ka helo nafaqo (nutrition)...
    Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:46AAD Mar labaad ayaa la ismacasalaameeyay. Oday Falliir ayaa qolkiisi u hoyday.  Raggi kalena guryahoodi ayay kala aadeen.Salaaddii ceshaha ka dib, muddo...
2.4 Bahda Afkii Masaaradii Hore(Ancient Egyptian))Â Afkii ay ku hadli jireen Masaaradii Hore waxa uu ka mid ahaa qoyska afafka ee loo yaqaan Xemitic-Semitig (Afro-Asiatic). Sida la ogyahay afka Masaaridii...
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:45AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!      Shuushuumow shibiliqsi! Qorihi ayaa durbadiiba ka soo dhexgalay oo yiri,” Shuush ku gal! Xaa shuushaaminna meesha keenay? Adigu mugwalba waxaad jeebka kala soo...
Kalgacaylkii Kureynimada Q2AAD  Markaan arkay in xaalkaygu culus yahay ee aan la wadaagey Jaalkayga ayaan isku afgaraney inaan dhambaal u diro isaga ayaanan ugu dhiibey, kaddibna wuu u geeyey wuxuuna ...