Qormooyin

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Waa Toddoba gabay oo "Dacwa rabbi la yiraa" iyo hal nikax ama afmeer u ah. Waxa tiriyay: Abwaan Cabdulle Raage...

Bandhigga buugga Noloshii Sillooneyd

Bandhigga buugga Noloshii Sillooneyd Buugga Noloshii Sillooneyd wax hadba uu meerto iyo maalin soo maraba, ugu dambeyn 21. 04. 2018 waxaa ii suurtagashay inaan u soo bandhigo bulshada Soomaaliyeed dhiganaha...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q12AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q12AAD. Toxobow wuxuu wayddiiyay saaxibkiis Calasow Qoorleexshe, inuu garanayo jufada la yiraahdo, heer Geeddi Xaabweyne iyo Toxobeey adeerkeed Jimcaale Kediye Koba-naar jaho loo dooni karo?...

Allow yaa beer saar saarto

Allow yaa baar saarsaarto" Nin baqiil ahaa, ayaa guursaday naag hilib jecel, xoolo waxa uu ka heystay Tiro Ariya iyo dhowr sacaad oo irmaan ah iyo rati uu ku guuro....

Maxaa Dadka Soomaaliyeed ka gedman? W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jallaato)

Maxaa Dadka Soomaaliyeed ka gedman? Madax iyo majo ilaa mindhicir iyo laf iyo maqaar ilaa dhuux qabyaalad baa na madax martay, waxa aan ka simanahay yar iyo weyn  Buuni iyo...

Waxyaalaha kuu sahli kara diyaarinta khudbad wanaagsan Qore: Macallin C.risaq Maxamed Xuseen

Waxyaalaha kuu sahli kara diyaarinta khudbad wanaagsan   Qofku kolka uu khudbad jeedinaayo, ujeedada ugu balaaran ee uu leeyahay waxaa weeyaan in uu fariinta uu xambaarsan yahay gaarsiiyo ama u gudbiyo dadka...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q16AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q16AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” Gabaygaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Soomaalida dadkii hore haddaan dib uga sheekeeyo" waxaa tiriyay laashin: Cabdulle Raage Taraawiil (AUN) wuxuu...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q11AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q11AAD. Toxobeey gabaygaas uga ma jawaabin Toxoboow, wayse la dhasalaaluqyootay, mar haddii Toxobow ku mashquulsan yahay siduu xogteeda oon dhimaal lahayn u heli lahaa, waxay...

Waxyaabaha kor u qaaday tacliinta Finland W/Q: macallin C/risaaq Maxamed xuseen

Waxyaabaha kor u qaaday tacliinta Finland Wadanka Finland oo ka mid ah wadamada waqooyiga yurub ama wadamada iskandaneefiyaanka ayaa sanad walba safka hore ka gala wadamada leh nidaam tacliineedka ugu...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybta 11aad Aniga oo gacanteeda iska qaadayo ayaan ku iri waan ka xumahay ubax in waxa aan kuu sheegay aanan oofin karayn, ma furayo Fowsiya. Guurka...

SHEEKOOYIN