Qormooyin

Xeerka kala saara Hakad, iyo Hamso’ W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka kala saara Hakad, iyo Hamso' W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Labadaan calaamad waa labada ugu daran ee qaladka laga galo. Marka qoraal la samaynayo. Hadda ba maxay kala yihiin...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 60aad 1-Sababta caburnaanta Qofka. Marka uu qalbigaaga burqanayo micnaha dareen badan uu ka guuxayo afkana aadan kasoo tufi karin, waa...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q18AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q18aad. Nasra markay xaafadda tagtayba  waxay la kulantay wejiyo aan ahayn kuwii ay taqaanay, soo dhoweyntii diiraneyd ee loo sameyn jiray maanta ma jirtee,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 59aad                                                 1-Waqti ima siiyo!!! Waxay tiri waqti ima siiyo? Waxaan waydiiyay in ay isaga waqti siiso, jawaabteeda waxay noqotay...

SOOYAALKI CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW W/Q: Cumar C. Cumar.

      CAAQIL XASAN GEEDDI ABTOW. " Xidka carabta joogtana markeey Xamar yimaadaanna Xaryankooda xoolaha ku raran xeebta dhiga meynin Xasan geeddiyoon tagin baddeey ku xayirnaayeene". Xasan Geeddi Abtow AUN, wuxuu ahaay nin caaqil ah,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 58aad 1-gadaashaada Gaadaashaada ayey ka hadlayaan, maxaa yeelay mar walba waa kaa dambeeyaan. Xigasha 2-Ha u sacab tumin Waxba yeysan ku farax galin,...

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi. Sumaya Nuur Cabdi waxay ku dhalatay 1994ki magaalada Muqdisho isla magaalada Muqdisho ayay barbaartay Sumayo   waxa ay waxbarsgadeeda asaasiga ka billowday Dugsiga  Jowharulislaam ee...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 57aad                                            1-Iska caabinta naftaada Talaaba kasta oo qaadid caqabaddeeda ayey leeyahay, marka aad doontid in aad is baddal samayso...

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD Waxaa maalmo ka hor isoo gaaray Buuga NOLOSHII SILLOONAYD ee uu qoray Abwaan iyo qoraa Cabdiraxiim H. Galayr Waxaan aad ugu mahadcelinayaa qoraaga saaxiibkay...

SHEEKOOYIN