Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 58aad 1-gadaashaada Gaadaashaada ayey ka hadlayaan, maxaa yeelay mar walba waa kaa dambeeyaan. Xigasha 2-Ha u sacab tumin Waxba yeysan ku farax galin,...

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Kartida Sumayo iyo Kaalinta ganacsi. Sumaya Nuur Cabdi waxay ku dhalatay 1994ki magaalada Muqdisho isla magaalada Muqdisho ayay barbaartay Sumayo   waxa ay waxbarsgadeeda asaasiga ka billowday Dugsiga  Jowharulislaam ee...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 57aad                                            1-Iska caabinta naftaada Talaaba kasta oo qaadid caqabaddeeda ayey leeyahay, marka aad doontid in aad is baddal samayso...

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD Waxaa maalmo ka hor isoo gaaray Buuga NOLOSHII SILLOONAYD ee uu qoray Abwaan iyo qoraa Cabdiraxiim H. Galayr Waxaan aad ugu mahadcelinayaa qoraaga saaxiibkay...

Joogdheer iyo jacaylkii waddada W/Q: Axmednuur D. Daahir Marayare

Waxay ahayd casar gaabad qorraxdu u hammuun qabtay in ay ku hoyoto godkeedii. Waxaa mar ba marka ka denbaysa soo muuqanayey, fallaadhihii casuuska ahaa ee dheelminaayey cadceedda. Waxay ahayd galab qabaw...

Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD W/D: Cabdi Xafiid Wasiirka

Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD NOLOSHII SILLOONEYD, buugga uu qoray bare, abwaan, qoraa Cabdiraxiin H. Galayr, waxa uu kaga hadlay si guud xaaladihii dalka uu so maray burburkii dowlafdii dhexe ka...

Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” "TOWBADA IYO XUKUNKEEDA" Culimadu waxay yidhaahdeen: Waa waajib in dembi walba laga toobad keeno, waxayna toobadu leedahay shuruudo dhowr ah, oo marna seddax...

Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir

Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir Waayaha iyo ifafaalaha waa kala jaad oo mar waayahu wuxuu taageeraa ifafaalaha, marna ifafaaluhu waayaha buu casriyeeyaa hadba waxa go'aan garasho u gooya...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 56aad                                           1-Dadka iyo danta Dadku waligood daacad kuuma noqonayaan ee dantooda ayey daacad u yihiin mar walba, inta badan...

Waddada suubban. Q34AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q34AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” "Wanaajinta Dumarka!" Eebbe weyne kor ahaaye wuxuu yiri: وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ . Ula dhaqma Dumarka si wanaagsan" (Suuradda an-Nisaa: Aayada 19). Waxaa kaloo yiri Eebbe weyne kor...

SHEEKOOYIN