Qoraallo

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 64aad                                                       1-Farxadda Farxaddu ma ahan mid iska diyaarsan oo kusoo raadsata waa mid ka dhalata Afcaashaada. Dalai Limo 2-Sabab ha u...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q31AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q31AAD Dhanka kale fartuun waxa ay noqotay gacan ku dhiigle maadaama cunugii Nasro ay ayadu sabab u noqotay, Xaliimo ayaa Fartuun u sheegay in...

Doob gaamuray! Q4AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

DOOB GAAMURAY Q4AAD. Maalmo ka dib, waxaa degaanka ka soo dhex muuqday oo doonista Gobaad dhankiisa uga soo milmay, Mahad-dheere oo isaguna ahaa doob agoonnimo ku soo koray oo hanti fara...

Filan waa Q33AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q33AAD Deeqa oo nafistay isla markaana culays badani ka dagay maadaama wixii ay muddada dheer qarinaysay ay shaaca ka qaaday, ayaa waxay tidhi: “ Goor ay ahaatoba jawaabta...

KADINBAX Q6AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX Q6AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Jaamac Yare ayaa intuu qosley ku yiri; waxbaa si naga ah ee nala joog si aan kuugu tilmaanno waxa dhacay. Ama naga...

WAAYIHII WARSAME Q6AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q6AAD Muddo markii uu Warsame maqaayadda ka shaqaynayay magaaladiina uu la qabsaday oo sidii reer magaalkii u labbistay ayuu bilaabay in uu salaadda tukado, muxuu se ku tukadaa?...

Ma Illoobi doono Q3AAD W/Q: Ibraahin-Nolosha

Ma Illoobi doono Q3AAD Nasiino ka dib, innaga oo wada qadeyneyna ayaan arrinkii marti-qaadka ku wargaliyey marwadeyda, waana ay iga aqbashay. Aad baanu u faraxsaneyn. Qofba tookadiisa ayaa afka loo...

Dhugasho dhiganaha GODOB iyo GALLAD. W/Q: Cali M. Diini

Dhugasho dhiganaha GODOB iyo GALLAD. W/Q: Cali M. Diini Waxaan akhriyay Buugga GODOB IYO GALLAD ee uu qoray Qoraa, Bare, Xuseen M. Cabdulle (Hussein Wadaad). Ugu horrayn waxaan u mahadcelinayaa...

KADINBAX Q5AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX Q5AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Joon waa aqbalay muran dheer ka dib, inuu alaabta u haayo, bannaankaana ku sugo. Balse, kuma farxin in loo diido inuu galo masaajidkii...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 63aad                                         1-Maanta oo kale Maanta oo kale ma soo laaban doonto, ee sida ay tahay uga faaiidayso. Saaxiibtinimada badi, qof...

SHEEKOOYIN