Qoraallo

Caseeyihii Caddaaladda badnaa!

Ninka oynaya ee muuqaalka aad u jeeddid ka muuqda waa madaxweynihii hore ee dalka Baraasiil Lula da Silva. Hooyadiis waxay ku soo korisay guri hal qol ka kooban, isaga...

DULMIGA GOORMAAN ISKA DAYN DOONNAA? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

DULMIGA GOORMAAN ISKA DAYN DOONNAA? Dulmiga Diin lagu amaanay ma jirto, xitaa dhaqanka Aadanaha, mar walbana dhibaatooyinka. iyo musiibooyinka ku habsada Bani aadamka 90% waxaa loo tirshaa in ay ka...

Federica Mogherini: “Islaamku Waa Yurub Yurubna Waa Islaamka”

Federica Mogherini: "Islaamku Waa Yurub Yurubna Waa Islaamka" Federika Mogerini oo ah marwada matasha nabadgalyada iyo siyaasadda arrimaha dibadda ee Midawga Yurub, ayaa waxay tiri; "Islaamku wuxuu ku leeyahay bar...

Talooyin ku saabsan cudurka HIV/AIDS

Talooyin ku saabsan cudurka HIV/AIDS  Maxamed Saciid Shire Shaqsi la nool Xanuunka HIV/AIDS, Diyaar u ah in uu Talo siiyo qof kasta lagu sheego Xanuunkaas. Is ma oroneysid waxaa uu la...

DIB U SIXID.

DIB U SIXID. Qoraalkii ku soo baxay mareeggtan <Laashin.net> ee ciwaankiisu ahaa (Xillitirsiga soomaalida) waxaanu kasoo qaadanay buuga uu qoray Maxamed axmed beddel ee la yidhaahdo (Xilli-tirsiga soomaalida), diyaarinta iyo...

Wacnaan laheydaa haddaan waqtiga celin karo! W/Q: Ramla Gobdoon

Wacnaan laheydaa haddaan waqtiga celin karo! Waagii baryaba, waxey inoo tahay fursad cusub, oo aan helno, cudur daar kasta, oo aad heysato, waqtigu ma ahan mid ku sugaayo, ama kuu...

Somaalida ma la haystaa mase iyadaa is haysata?! W/Q: Anab Diriye

Somaalida ma la haystaa mase iyadaa is haysata?!   Inta aannan xornimada qaadan, ka hor, Soomaaliya gumeysi aan qarsooneyn bay ku jirtay. Gumeysigaa ma ahayn mid la jecelaa, oo waa lala...

Tirsigii 28aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2015, ee bisha Luulyo

Waxaad halkan ka heli kartaan, tirsigii 28aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2015, ee bisha Luulyo. Wargeyska bishan, waxaad ka heli doontaan; Qormo gaar ah, oo ku saabsan maraxaladaha dhismaha...

DIYADA DAAHIR DAREEN BEY REEBTAY! Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

DIYADA DAAHIR DAREEN BEY REEBTAY! Hooyo xaliimo waxay ahayd Gabar waqtigeeda usoo baxday oo la oran karay wax badan ayay dheerayd ugana duwanayd dumarka ay bahwadaagta ahaayeen ee ay isku...

Malcolm X to El-Hajj Malik El-Shabaaz.Q3AAD

Qeybta............3aad. Dad arkaayay xariga Hinton ayaa Malcolm u soo sheegay, wuxuuna soo aaday saldhiga booliska asagoo ay la socdaan dad yar oo ka tirsan Nation of Islam, markuu dalbaday in...

SHEEKOOYIN