Qoraallo

Qurba Joog: Qayr Mise Qasaaro? Q1AAD W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Qurba Joog: Qayr Mise Qasaaro? Q1AAD Dalalka dunida seddaxaad, oo ah, kuwo dhaqaale iyo maamul ahaanba liita, ayaa waxaa ka haajira, oo ka hayaama, dad aad u fara badan, oo raadinaya...

Saadaasha Siiyaalka Geeska Afrika W/Q.Ahmed Hayow

  Siiyaalka Geeska Afrika Waxaan hore u soo aragnay Sooyaalka Geeska Afrika, gaar ahaan labada wadan ee Soomaliya iyo Etoobiya; oo ah laba wadan oo laga shaqeeynayay isku dheeli tirkooda. Siyaasadda qarniga...

XEERKA QOYSKA EE 1975 – Qaybta Koowaad. W/Q: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكر الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعد Xeerka Qoyska ee...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

  KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 6aad Waa Magac qurux badan ayay hani ugu jawaab celisay, farxaana waan dhihi lahaa wiilkan yar marka aan arkay sida uu u qurux badan yahay una farxaan...

AAFADA ARLIGEENNA!

‘‘AAFADA ARLIGEENNA!” Waxa aan ahay Hooyo wiilal Eebbe ku mannaystay, Muqdishada ay muteen ubadkaygu kuma helaan Nolosha aan larabo oo si xorriyad ah ay wax ugu qabsan karaan. Daruufihiii silloonaa...

ILA TALI WALAAL: BY Mohamed Musa Sh Noor

  WAY DIIDDAY! Magacayga waa Cali, waxaa jiray xiriir muddo kooban inaga dhaxeeyay Gabar aan aad u jeclaa una jeclahay ilaa hadda,  waxaa dhacday in aan usoo bandhigto Guur,...

Dhibka Soomaaliya waxaa Masuul ka ah Aqoonyahan “Ismood” & Siyaasi “Af Miishaar”.

Dhibka Soomaaliya waxaa Masuul ka ah Aqoonyahan "Ismood" iyo Siyaasi "Af Miishaar". Waxaan jecleestay Inaan idiin soo bandhigo qormo gaaban oo aan uga hadlaayo Dhibka Soomaaliya cidda Masuulka ka ah. Qormadaan...

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

       Hodannimada Dalalka Muslimka Qaybtii 7aad   Madaxwayne Bush iyo madaxwayne Obama Anigu waxaan TV-ga ka fiirsaday, waana kaddib markay USA ku duushay Ciraaq العراق , madaxweyne Bush oo leh: “The economy of this country...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 5aad Hani in su’aalo badan in ay sugayaan waa ogayd, waxbase uma arkin waxaas, wax walba waxaa uga darnaa xaalka ay ku sugnayd iyada iyo wiilkeeda inkastoo...

DANAYSI JACAYL! Q1AAD W/Q: Aamina Cabdillah

DANAYSI JACAYL! Q1AAD   Sahra way ku cusub tahay waddanka, waxay joogta muddo bila. Cid kama taqaanno magaaladda. Waxay guriga kula nooshahay ayeeyadeed. Sahra iyo ayeeyadeed waxay sugayan khad Maraykana. Cid...

SHEEKOOYIN