Qoraallo

Marwo Muna way na meteshay W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Marwo Muna way na meteshay Soomaaliya waxbarashada casriga ihi way yaraha ku cusubtahay, siiba tan gabdhaha. Qixii iyo dagaalladii sokeeyey ka dib, dadku aad ayay wax u barteen. Soomaalida dibadda...

Isbedelka Umadaha W/Q Drs Farax Sh. Cabdirisaaq (Drs Zedra)

ISBEDELKA UMMADAHA Haddii  aynu is weydiino  arrimaha maxaa keeni kara Isbedelka ummadaha ? waxaan oran karnaa waxaa keeni kara Qodobbada- soo-socda: 1) Isabadelka Ummadaha waa Sunno Rabbaaniya, ummadi markay is bedesho...

Doorashada, xilka iyo casilidda Madaxwaynaha Shacbi Muslim ah. Waxaa dhigay Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Doorashada, xilka iyo casilidda Madaxwaynaha Shacbi Muslin ah Iyo Magacaabidda Wasiirka Koo     بسم الله الرحمن الرحيم   الحمد لله رب العالمين والثناء لله وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد النبي الأمي الذي بعثه الله...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 3AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Waa laga yaabaa in aad ila yaabto Maxamed, ninkaas muuqaalkiisa waan aqaanaa oo riyada ayaan ku arkay, balse meel...

Dimuquraaddiyad kaliya lays ku ma doorto! W/Q: Kaahiye Cismaan Xaashi

Dimuquraaddiyad kaliya lays ku ma doorto!   Sidaa adiga rabto ma ahan, ee waa sidaan aniga rabo, sidaana dimuquraaddiyad maaha! Dimuquraaddiyad kaliya lays ku ma doorto! Ee waxaa jira qodobbo, walxo...

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad)  Sheeko, sheeko Sheeka Xariir! Minaad si kale u dhigto ama aad dhinac kale ka daymooto, waxaan muran lahayn in reer Jabaq ahaayeen sabool soo barakacay, mar haddii hantidooda...

Shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed. W/Q: Barkhad Cabduqaadir Awcali & Cabdiweli Cabdullaahi Waaberi

Shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed. Dhallinyaradu waa tamarta jihaysa bulshooyinka awooddooda ku baraarugsan, waana faca ugu aqoonta, firfircoonida, xoogganaanta iyo hawsha badan ee bulshada.Dhallinyaranimadu waa marxaladda ay dadku ku garwaaqsadaan inay...

Sheeka Gaaban: Dhiig haw daadin waxaad nabad iyo nidaam ku heli karto. W/Q: Cabdullaahi M. Maxamuud(Siyaasi)

"Dhiig ha u daadin waxaad wada hadal ama aad qaab kale ku xalin karto" Goor ku aadan 1952di,nidaamka koofurta dalka Soomaliyana uu gacanta ku haayay isticmaarki Talyaaniga, ayaa dhul Baadiyaha...

Hiilkeeda i haqabtirey! W/Q: Sagal Jaamac Maxammed.

Hiilkeeda i haqabtirey Muddo sannad ah annaga oo is moogan baan ku kulanay goobta basaska, baska taga xaafadda aan deganahay baa wuxuu ka soo dib dhacay xilliga bixitaanka, sidaa awgeed...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 12aad W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 12aad. kaddib waxaa hadalkii qaatay indhabuur deedna intuu xagayga soo jaleecay buu yiri Cumaraw adaa maanta ragga isugu yeeray maxaad noo haysaa mudane. Waan arkaa markaan inuu...

SHEEKOOYIN