Qoraallo

Nolasha qoyska wanaagsan W/Q: Luul Abdi Hassan

Nolasha qoyska wanaagsan   Noolasha qoyska wanaagsan, waxaa ay u baahan tahay is fahan, si loo helo qoys wanaagsan, oo ubad wanaagsan soo saara. Waxaa aad u badan isfahandarrada ka...

Sheeka Gaaban:Dhagarqabihii lagu dheefsaday W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Sheeka Gaaban:Dhagarqabihii lagu dheefsaday.   “Magan Siintii Meyre Manfac iyo Milgaa laga helay” Waa dhacda ku aadan ammin haddeer laga joogo Qarni iyo bar 150 sano, ka dhacdey deegaan ka mid ah...

Wada noolaashaha W/Q: Luul Abdi Hassan

Wada noolaashaha   Noolasha adduunkan aynu ku noolnahay waxaa tiir dhaxaad u ah, wada noolaashaha, wada noolashahana waxaa ay u baahan tahay, in la tixgaliyo ka la duwanaanta, sida midabka,...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 5AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Wax la is qadariyaba qof walbana uu qofka kale u diido in uu dareensiiyo xanuunka ilma la’aanta, ayuu markii...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q7aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

              Gaso Ganuun, Gasiin (Q7aad)  "Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!" Raq waraabe. Waraabe dhintoo, tuuladii waa nabad. Dhegdheer dhimatoo/dhulkii waa nabad. Waxay ahayd maalin lagu diirsaday, kal iyo laabna loo khashuucay hiillo ka timid...

INAGOO IS QABNA WAX MA BARANAA? W/Q: Cabdiraxmaan Warmooge.

INAGOO IS QABNA WAX MA BARANAA? Guur kolka laga hadlayo waa xaalad ama qayb nolosheenna ka mid ah, oo saamayn inagu leh. Waa xaalad nolol beddelasho adigoo ka caraabaya mid...

Saaxiibka wanaagsan W/Q: Muxammed C. Muse

Saaxiibka wanaagsan   Saaxiibka wanaagsan, waa qofka ku la wadaaga wax kasta oo wanaag ah, ku tusiyana meelaha wanaagga laga helo. Saaxiibka wanagsan waxa uu mar kasta is ku dayaa, inuu...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                        Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 4AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor Waxaa tahay Gabadha Mucjisada ee aan naftayda u hibeeyay, waan ka xumahay aniga oo aaba ah ayaad ii imaan...

SHEEKOOYIN