Qoraallo

HA NIYADJABIN! W/Q: Naxwa Tooreeye

HA NIYADJABIN! “Jirka noolaha, waxaa ku jira cad aad u yar, oo haddii uu xumaado jirka dhammaantii xumaanayo, haddii uu samaadana jirka dhammaantii samaanayo!” (QALBIGA) Xadiis Rasuulka NNKHNiyadjabku, waa qofka...

Shiicada dawladda Xalab oo isku dayday inay xadaan Abuu Bakr Al Siddiiq iyo Cumar Allaha raali labadoodaba ka ahaadee .

 Shiicada dawladda Xalab oo isku dayday inay xadaan Abuu Bakr Al Siddiiq iyo Cumar Allaha  raali labadoodaba ka ahaadee –  Qaybta Afaraad Jariimada iyo qorshaha reer Xalabحلب/ Al Khayyaariiالخياري wuxuu yiri:“Kitaabka Al Riyaadu Al...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 36aad                                                IS GARASHADA MA AHAN IS DHIIBISMararka qaar in aad saxdid khaladaadkaaga micnaheeda maahan in...

Ha ku dheelin Dhibbanaha W/Q: Nimco Noor

Ha ku dheelin Dhibbanaha Hooyo kastaa iyo aabbe walba oo ku nool nolol kalinimo ah, wuxuu soo maray xaallad dhibaato oo ku kaliftay in uu doorto kalinimo uusan haysan wehelkii noloshiisa, mid walbaa...

XOOG DOOFAAR LAGU RAACDEEYAY! W/Q: Bashiir Cali Xuseen

XOOG DOOFAAR LAGU RAACDEEYAY!Bulshada Soomaaliyeed waa isir wadaag isu wada ehel ah, waa ilmo adeer, waa ilmo abti, waa ilmo habreed, waa isu seeddi iyo dumaashi, waa soddog iyo...

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAY W/Q: Hassan Mudane

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAYMaxay tahay waxa ku dheerigaliyey in dowladda Turkiga ay timaado Soomaaliya? Maxay tahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya? Suurtagal ahaanshaha in jawaab maangal...

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA W/Q: Dr. Anfac Abdullahi Mohamed

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA  Caanaha naasku waa caano laga soo saaro naaska (mammary glands) hooyada, si ay ugu quudiso ilmageeda dhashay, waana isha ugu horraysa ee cunuggu ka helo nafaqo (nutrition)...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:46AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

        Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:46AAD Mar labaad ayaa la ismacasalaameeyay. Oday Falliir ayaa qolkiisi u hoyday.  Raggi kalena guryahoodi ayay kala aadeen.Salaaddii ceshaha ka dib, muddo...

SHEEKOOYIN