Qoraallo

African Solutions for African Problems

 African Solutions for African Problems  GOOBAYNTani waa soo koobid ku saabsan khudbad cinwaankeedu ahayd “African Solutions for African Problems“ oo uu Prof. Ali Jimale Ahmed ka jeediyey Carwada Buuggaagta Hargeysa,...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya Qaybtii 4aad Waxay ahayd habeen aan kusoo tala galay oo in badan aan is lahaa waa jaaniska aad Fowsiyo ugu sheegi karto in nolosheeda...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 8aad

Taariikhda Fekerka CilmibaaristaCasharkii afaraad, shanaad, lixaad iyo toddobaad,  waxa aynu ku soo baranay fekerka cilmibaarista iyo falsafaddeeduba. Casharkan waxa aynu si kooban uga hadli doonaa taariikhda fekerka cilmibaarista. Socodkii...

Waddada suubban. Q24AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q24AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Qofka sooman waa inuu ka ilaaliyaa carrabkiisa Af-xumo, caay, iyo muran."Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: qofkii aan iska...

Hillowgii Walaalaha W/Q: Bile Cabdi Maxamed

Hillowgii Walaalaha W/Q: Bile Cabdi MaxamedWaa nasiib badanahay haddiiba farriintaydii ku soo gaartay. Markiiba ma akhris ayaad ku billaawday? hagaag, walba kursi soo jiido, istaag kuma akhrin kartid'e illayn...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q8AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q8AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Uurka ka heshiiya” waxaa na mariyay laashin: Maxamed Gacal Xaayoow (AUN). Waa guurow ka hadlaya,...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q4AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q4AAD.”Shimbirti ayaa shulu'shulu’ billowday, waagii ayaa sala' yiri: carceeradii hiirannimo ayaa bari ka soo muuqatay, waxaa yimid qaboonada dharabka keenta ee subaxnimo. Intii mici...

Inaad saama jiiddiyo sanqadh tirasho kala daa! W/Q: Bile Cabdi Maxamed

Inaad saama jiiddiyo Sanqadh tirasho kala daa." Qormo kulul. W/Q: Bile Cabdi MaxamedSoomaalinimadaan dadka kaga sarreynaa, waa been la dhoo-dhoobay sababtoo ah dad uguma sarreyno haddaanan-ba ugu hoosayn maanta....

Waa nasiib darradayda! Q3aad Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waa nasiib darradayda! Q3aadDadaalaa wuu gaaraa, ugu dambeyntii waan ku guuleystay dadaalkeygii soo xera galinta Ubax, guurkeenana wuxuu u dhacay qaab xagayga oo kaliya qarsoodi ka ahaa oo xagooda aan...

Waddada suubban. Q23AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q23AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Camal Suubban la ma aqbalo, haddii aan niyaddu daacad ahayn oo aan dar Alle loo la jeedin.”Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Rasuulkii...

SHEEKOOYIN