Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD.Waa soo jireen iyo dhaqan ab ka dhaxal ah in Tawl weliba la dardaarmo ubadkiisa una gudbiyo talo iyo tusmooyin nololeed, isaga oo ku kordhinaya waayo aragnimadiisa...
Saadaasha nolosha sideedaba Kuma koobna jiritaankaaga iyo xaaladahaaga, ee waxay ku koobantahay hadba inta fikirkaagu iyo hal-abuurkaaga jiro. Waana sabab kuu gaar ah in hirdankaagu Sara kaco oo ay...
Istookolma iyo kulankii suugaanta carruurtaWaxaan isu sii diyaarinayey socdaal aan ku aadi lahaa Yotoboori. Waxaan qado ku ballansanayn Cabdi Bashiir, oo ka soo laabtay socdaal uu Jabuuti ku tagay,...