Sahra (Hees walwaaleed)
Hees walwalaaleedka ama heeso hawleedku waa qayb fac wayn, oo ka mid ah dhaqanka iyo hiddaha soo jireenka ah ee Soomaaliyeed. Waxa ay ka curataa hawl ka fog...
Jiiftada: “Magan!”
Dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, dalka iyo dadka Soomaaliyeed wixii dhibaato ahaa ee soo marey, maaha mid laga sheekayn karayo, qalin lagu koobi karayo...