Maanso

Maansada: Maandeeq Curiye: Maxamed Xuseen Faarax

Maansada: Maandeeq Maansadan “Maandeeq” oo aan ku halqabsaday Bashiir M. Xersi, oo maanso la yiraa “Masuul” hore u daabacay. Anoo maanka ku haya caqabada jira ayaan jeclaystay inaan dareenkayga ku...

Maansada: “Ma ag joogi kari leyd?” Curiye: Saciid Muuse (Ustaadka)

Maansada: “Ma ag joogi kari leyd?” Ifka ruuxa kuu neceb Ma ag joogi kari leeyd?. Mid adduunka kuu jecel Ma ka sii ordi laheeyd?. Ahlan ruux ku soo yiri Ma ka aamusaan leeyd?. Midka kuu...

Akhriso Maansadii dhashay Silsiladii Siinleey “Saxarla” Iyo Qalinkii abwaan Hadraawi..

Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad hoggaanka u...

SHEEKOOYIN