Maansadan waxay soo baxday, 20/03/2015 waxaa maalintan is weydiiyey su'aalo dhawr ah oo ku saabsan, meesha hadda xaal marayo, haddaba anigoo arrinkaas maskaxdayda ka guuxayey ku cabiraya, Hal abuur...
Maansada; Cibaaro!
I caleemo saaroo
Igu daadsha caanoo
Ii taaga calammoo
Ii luxa caleemmoo
Ha i dhigina ciiddoo
Cirka igu dawaafshaay!
Car i dhiga dhulkaan iyo
Ciidda iga dhawriyo
Carradiyo dhulkoo idil.
Wixii aan cantuugee
Aan cunaha mariyiyo
Cuudkii dhankay mara
Caddaan...
Maansada; U Maciin Macbuudow
Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 11AAD ee silsiladda. Marka laga soo tago inay sii xoojinayso MIDNIMADA waa ALLE BARI, DUCO iyo ALLE TUUG, waxayna ku...
Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta...
Qabyaaladdda iyo qalalaasaha ay nagu hayso!
Waxaa muuqata fikirka qabayaaladda ee ummad ahaan na daashaday, in uusan ahayn, fikir dhawaan dhashay, oo ay sababeen dhibaatooyinkii dambe, ee bulshadeena ku habsaday,...