Curis

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 23AAD. Korneylkii oo dareemay in arrin murugsani jirto, ciidankiisana inuu furfurno u dhawyahay, haddii labada hoggaamiye isku dhacaan, laba colaadoodna ay dhex joogaan, mida koowaad oo...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

FAHAN DANTAADA Inta nafta ay kugu jirto ma jiraan wax la dhaho Qasaaro iyo Quusasho, maxaa yeelay waxaa mar walba jaanis u haysataa in aad dib u hanato wixii kaa...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 3aad   Waxaa I indha tiray jacaylk aan Cali u qabo, kaas oo Cadow iiga dhigay naftayda iyo mustaqbalka ay waalidkey ila damacsanaayeen, isla waalidkayna ii tusiyay kuwa...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

    U ISTAAG IIMAANKAAGA Dadku way ku kala duwanaan karaan waxay ay Iimaan ahaan u aaminsan yihiin, balse waxaa jirta Qaacidda dadka oo dhan wada kulmisa, taas oo dhahaysa...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q22AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q22AAD. Waxaa loo dhaqaaqay, Dhaawac gurid iyo Mayd aasid, Ilbir farruurta ayuu ruugayaa waa gaadmadii labaad, waxaa horre loo dhaawacay Korneylka, haddana waxaa loo socdaa waa isaga...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.159-160aad. W/Q. Ahmed Hayow

159. Deeqa waxay aragtay dadki soo sagootiyay Raage oo uu ka mid yahay Xasan Rooble, laakiin wax hadal ah kuma darsan, waayoo waxay aaminsan tahay inuu ka mid yahay dadka...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 2aad Waxaa dhacday in ay yimaadaan ciddii uu Cali ka dhashay, is marxabayn is waraysi iyo is barashab kadib, waxaa si lama filaan ah u cudurdaartay Aabahey...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.157-158aad. W/Q. Ahmed Hayow

157. Deeqa markay gashay gurigeeda oo cidla ah ayay daaratay heeso uu qaado Cumar Dhuule (AHN) heestaas oo ay dhowr jeer ku soo ceshatay.   Mudaba arrinbayga siya Sun iyo oon baan qabaa Sedkeeygiii...

Sooyaalka Noloshi Sillooneyd. Q21AAD

Sooyaalka Noloshi Sillooneyd. Q21AAD   Markuu ka soo baxay goobtii wada hadalka ayuu soo beegsaday gurigiisa wuxuuna la hadlay, Ilbir oo wadnaha farta ku haya, xaalkiisuna ilaa markii aannu saalooneyn, wuxuuna...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

GAFKA Gafka waa mid ka mid ah afcaasha ama ficilada inaga dhaca, Xal kale ma lahan aan ka ahayn in dib loo saxo waxa gafku ku dhacay, kuwaas oo...

SHEEKOOYIN