Curis

Baadi goob baahi badan! Q-20AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 20aad Waxaa soo caga dhigtay magaalada uu xaashi ku amar taagleeyo Muuse oo u soo muuqda awood aan sinnaba lagu celin karayn oo wax uu ka...

Baadi goob baahi badan! Q-19AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 19aad Qoyska reer xaashi dhaqaal xumo daran ayaa kusii badanaysay taas waxay sababtay in wax badan ay waayaan hanti badan oo ma guurta ahna ay dib...

Baadi goob baahi badan! Q-18AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 18aad Waxaa socday dadaal walba oo xaashi xabsiga looga soo saari karo, maryan waxay la wadaagtay c/ rashiid in telkeeda uu ka jeebsiibay nin ay tilmaan...

Baadi goob baahi badan! Q-17AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 17aad Mahad oo jacayl u qabay ilhaan isla markaana ahaa nin dhaqan xun ayaa xooga saaray sidii uu ilhaan ku hanan lahaa isaga oo sirta guurkeeda...

Baadi goob baahi badan! Q-16AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-16AAD Qaraxaas wuxuu magaalada ka abuuray qalalaase iyo is waydiimo badan, dadka magaaladu sida badan waxay u shaqaynayeen Xaashi, taliye Daacad oo shir jaraa'id qabtayna wxuuu...

Baadi goob baahi badan! Q-14ADD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-14AAD Waxaa la soo gaaray waqtigii uu dhici lahaa arooska C / rashiid iyo Ilhaan, Xaflad weyn ayaa la abaabulay, dad maamuus iyo magacba leh waa...

Baadi goob baahi badan! Q-13AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-13AAD Iyada ay sii xumaanayso dhaqaala xumada boqortooyada xaalkuna uusan ahayn sidii hore ayey siciido xaashi u sheegtay in aysan sii ogolaanayn boqortooyada ay dhaxli lahaayeen...

Baadi goob baahi badan!!!. Qore : Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 11aad Ilaa xad wuu ku guuleystay ayaa la dhihi karay Muxudiin hanashada kalsoonida maryan, intaas oo kaliya ma ahaynee wuxuu muujiyay in uu dareen jacayl u hayo iyana...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

   XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 162aad                                                              1- waa hubaal Waaba hubaal in qof walba uu ku dhaawacayo mar ay noqotaba, ha ka fakarin goormee iyo sidee,...

SHEEKOOYIN