Curis

Gaso Ganuun, Gasiin (Q10aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q10aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Odaygi ayaa reediisa ama dhinaciisa ka arkay Jabaq oo meel la saro lahayn. Waaba igaarki oo neeftuuraayaa, sankuna dabayl kulul ka baxeyso. Jabaq...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q9AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q9AAD. Odayadu waxa ay waddada haayaanba, waxaa la soo gaaray xaafaddii Reer Maxaad Cali, Waxayna istaageen Albaabka hortiisa ,Cali Gaab markaan waxuu...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 7AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Waxaa meesha inooga bilowday is barasho wanaag ku salaysan oo runtii qof walba uu ku raaxaysanayay, wuxuu i waydiiyay...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

           XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 8aad                                           Abaal marinta Gaali iyo Muslim Muslimku wixii wanaag ah oo u qabto waxa looga abaal marin doonaa maalinta Aakhiro.      Gaalkuse wixii wanaag ah ee...

Sheeko taxane ah:Quraafaadka Faaliyaha Q9AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Sheeko taxane ah:Quraafaadka Faaliyaha Q9AAD Marki uu G/shle Cusmaan hadalkii ka baxayna waxaa hadal gaaban oo uu ku jiro ixtiraan ku tiri Maryan, oo iyada dhegaheeda u furtay hadalkiisa lana...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q8AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

  Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q8AAD Waxa is raacay waa Oday Maxaad Cali iyo Saaxiibkiis Cali Gaab.Oday maxaad Cali; waxuu gacanta bidix ku sidaa Quraacdii...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 6AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Waxaa dhacday in maalinkii dambe aan iska salaamo, wuu iga qaaday salaanta wuxuuna ii waydiyay sida aan kusoo helay...

TOLOW yaa FURAY? Q16aad W.Q. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

TOLOW yaa FURAY? Q16aad         Waxay ahayd qudbad aad u qiiro badan. Runtii dadkii meeshii isugu yimid saamayn weyn ku reebtay. Waxuu noo yimid madaxwaynuhu anagoo sacabka, mashxaradda iyo erayada...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 7aad                                                           XUSUUS CELINTA Dib u celinta Xusuusta ma ahan mid sida badan saamayn kaga yeelan karta Nolosha aad waqtigan ku jirtid, sidaas ay tahay hadana xusuusta...

Sheeko taxane ah:Quraafaadka Faaliyaha Q8AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Sheeko taxane ah:Quraafaadka Faaliyuhu  Q8AAD  Maryan waa daayay welwelki hayay, waxaa ugu badan ee ay ka fekeri jirtey wuxuu ahaa sidee yeeli doontaa ayahaaga dambe. Waxayna habeenki ay reerkan u...

SHEEKOOYIN