Curis

Saaxiibkaan Eersaday Q13AAD WQ: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan Eersaday Q13AAD Luul  waxay kala dhex taagantahay  kala doorasho culus, haddii talooyinkii Xaali  ay raacdo reer u dhaqnaan maayo, haddii ay talada Layla raacdona waxay ka baqaysaa in...

KU XAD GUDUBKA XUQUUQDA DUMARKA GOORMAAN ISKA DEYN?!!!!!!

              KU XAD GUDUBKA XUQUUQDA DUMARKA GOORMAAN ISKA DEYN?!!!!!! Iyada oo yar ayey reerkeeda xoolo uga soo baddasheen si ay ugu noqoto Marwo uu dhaqdo oo uu ka helo Dad...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 21aad                                                                                                                       HADAL XIKMAD LEH Dadka marka ay kula hadlayaan waxaa wanaagsan in aad dhageysatid adiga oo soo xaadirinaya dhamaan xubnaha dareenkaaga, qiimayn aad qiimaynayso...

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! (SHEEKO XIISA LEH) W/Q: Ahmed Ali Hyder

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!!Qaybtii 5aadZaynab muddo yar ayey Nairobi joogtay, inta ay joogtayna dhowr jeer waan isku dayayin aan la xiriiro balse xiriirkaas wuxu ahaa mid ku kooban dhanka...

Saaxiibkaan Eersaday Q12AAD WQ: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan Eersaday Q12AADLuul ayaa iyadoo dhiigu ku karsan yahay cisbitaalka orod uga soo baxday, waxaana ku ciirtay talo. Luul waxay ku soo dhacday gaarigeedii, intii ay gurigeeda u soo...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q22AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q22AAD Maalintu waa Subax Sabtiyaad, Maxaad Cali waxuu ku soo kallahay goobtiisii shaqada, oo aanu beryahaan si toosa u imaan,...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 20aad                                                                                                                WAQTIGAADA WAA HADDAWaqtiga aad haysatid waa hadda, xilliga aad joogtidna waa hadda, xusuutana ku hay in wax walba oo noloshaada ku saabsan...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q1AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Xero Shaydaan Waxay ahayd maalin aad u kulul,waa 1978ki ,Bishana waa ogost ,Daahir  Guuleed Cali Wuxuu maalintaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Malik Cabdulasis, Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya....

Sheeko gaaban:Aroortii lay haleelay W/Q: Cabdiraxmaan M. Warmooge

Aroortii lay haleelay.Aroortii lay haleelay jaamacadda aan dhigto ayaan joogay. In kasta oo jawigu aad u qaboobaa hadda na xilli hore ayaan soo jarmaaday. Kuulliyaddayada horteeda ayaan fadhiyay markii...

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! (SHEEKO XIISA LEH) W/Q: Ahmed Ali Hyder

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!!Qaybtii 4aadAxmed talaabadii ugu horeesay uu qaado waxay noqotay talaabo aan kufarxin, waxaykaloo aheyd talaabo aan isku ogeyn ani iyo asaga inuu qaado, waxay ahyd talaabadaasinuu...

SHEEKOOYIN