Curis

Gobannimo labo maaha!

Nin weliba geedkuu beertu midhihiisa gurtaa! Guuleed si maalinle ah, buu aroornimada hore ugu kallahaa Suuqa asagoo ka soo iibsada qudaarta  noocyadeeda kala duwan. Toddobada aroornimo gaari gacankiisa ayuu ku saara...

LA HEL LA WAA’ BAA KA DANBEYSA:

Wey Sixratay: Cabdi Gaab waxa uu cidla  kaga dhaqaaqay saddex carruur ah iyo Hooyadood. Cidna dan uma gelin maqnaanshihiisa waxaase wiish dhiillo ku yeeray, curadda Cabdi Gaab oo 8 jir ah...

Talo Waayeel

Sheeko Gaaban Dardaaran Waayeel Wiil yar ayaa awoowgiis ku yiri: Awoowe i bar sirta nolosha iyo sida guusha loo gaaro. Odaygii in door ah ayuu aamusnaa, waxa uu ku yiri: Hagaag waxaad...

GOD MADOW | W.Q. Cali M. Diini

GOD MADOW Waxaa qoray Cali M. Diini Waxaa tahay abris wax walba liqa. Waxaa tahay dilaa aan nixin oo aan jixinjixin. Miyuu dunida soo maray dilaa adiga kaa wayn, kaana arxandaran?...

Erayadii I Afduubtay W/Q; Maxamed D. Ciise

Erayadii I Afduubtay W/Q; Maxamed D. Ciise Kaligey ayaan fadhiyaa maqaaxida. Dhammaan dadyowgii wey ka faaruqeen kaddib cabid dheer. Kuraas iyo miisas ayaa hareeraheyga oo dhan ahaaday. Koobkii u danbeeyay ayaa...

TOBAN ILBIDHIQSI | QALINKII DAYAX AXMED-ILAY

Xirsi, tan iyo maalintii aad dhalatay sidan uun bay wax ahaayeen, xaafado laga baroorto, geeri, gunnimo iyo goblan uun baad ku gurguuratay kuna garaadsatay. Waligaa cid ku tukhantukhisa mooye ma aad...

Kula-lihi | Q. 22aad | W.Q: Dr. Xuseen M. Cabdulle

Kula-lihi Q. 22aad Magrintu, iyadu ma wax kalaa oo ka fog doodahayna? Mise, doc kalaan la aadnaa iyada? Yaanan la aadin meelo kale, ma iyagaaba kala fogba. Haa, minii la rabo...

DUGUL

DUGUL  Q1aad Saaka si baa wax ka yihiin. Dhiifoonaan ma uu dareemayo caajis balo ahina ma hayo. Ma faraxsana mana xanaaqsana. Xanuun iyo dhaawac muuqda ma uu qabo, balse si buu...

Naftaada dib u hel. Qore: Maxamed Muuse Sh Nuur.

Naftaada dib u hel. Qore: maxamed Muuse Sh Nuur.  Lumid la lumo waxaa ugu xun tan uu qofku lumiyo naftiisa taas oo hadana ay uga sii darantahay isaga oo warba...

Aqbal tilmaantaada dhabta ah. Qore: Maxamed Muuse Sh Nuur

Aqbal tilmaantaada dhabta ah. Qore: Maxamed Muuse Sh Nuur Waan aqbali karaa in la igu tilmaamo waxa aan ahay maxaa yeelay, waaba ahay, oo qofka ama kooxda tilmaantaas isiisay waxay...

SHEEKOOYIN