Curis

Saaxiibkaan eersaday Q21AAD. W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan eersaday Q21AAD. W/Q: Cismaan M. Qanyare              Markii duq Xaali iyo gabadheeda Samiira la geeyay xaruntii booliiska ee wareysiga laga qaadayay, waxaa dhacday arrin...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q35AAD Waa maxeey Xayawaankaan aan wax fahmeyn? Wasakhyahoow aan edebta laheyn, maxaad u garaacee albaabka? Maadaa nala leh ,Rufyaanyahoow...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:35AADSheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Faalisadi ayaa haddana ku celisay: “Kulmi maankaaga! Waxna ha dhaafin oo waxba ha dhaafin.”Gabadhi ayaa cabbaar aamustay iyada oo isku dayeysa in ay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 28aad                                                                                                                 NAARTA DUNIDA Naarta dunida waa u macaantahay kuwa ehelkeeda ah, waa raaxeestaan, waa isu galmoodaan, xaaraanta...

Damac iyo Dareen!!! (SHEEKO GAABAN). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                          Damac iyo Dareen!!! (SHEEKO GAABAN) Damaca iyo dareenkuba waa daris, mar walba oo ay daris kula noqdaana waa kuwa ku indha tira, adiga oo dantaada gaaray, dibirana meel...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 27aad                                                                                                           KU HAGAAJI NAFTAADA AKHLAAQKu hagaaji naftaada Akhlaaq wanaagsan, marjiceedana ha noqdo sidaas, ku xooji naftaada Akhaalada...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q34AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda?Q34aadReer Maxaad Cali, waxaa waagu ugu baryay farxad iyo reynreyn. Waxeey xalay ku seexdeen rajoqab sarreysa kolkii ay la kulmeen...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:34AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

        Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:34AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Toxob ayaa xasuustay qalfooftii sheekadi maankiisa ku soo maaxday. Aabbihii Samasuge ayaa sidi caadadu ahayd dhaqdhaqajiyey jocorti kuusnayd sida ruux wax dhunxinaaya ama...

Haddaad sii noolaatid W/Q: Garaad Yoonis Gajoome

 Haddaad sii noolaatid Carraabe ayaan ku jiray markii ay dhibtu ila kulantay, waan dhayalsaday oo ku dhegay dhalanteedkii habeenkaa. Illayn kadeedka iyo dhibtu xilliga ay donaan bay soo dhashaan,...

Tuugsigii dadbanaa Q10AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q10AAD Waxey aheyd maalin roobaad oo jawiga aad u daganaa, roobkaan oo  bilawday habeen barkii ayaa wali si teel teel ah u da,aya oo ah mid lagu dhax...

SHEEKOOYIN