Curis

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:40AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q40AAD.Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob ayaa sidi ruux makalaalaxay fadhi-bood haw ah ku soo toosay. Inta ow indhaha kala furay ayuu saas ula raacay meeshi uu curadkiisu...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 33aad                                      1 TELKA IYO BEENTA Ma ogtahay in qofku been badan yahay marka uu teleefonka ku hadlaayo marka...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q40AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q40AADKutubo, waxaa loo jabshay murxihi shadoorka ahaa oo ay la haadeysay, waxeeyna dib ugu noqotay Jikadeedii, si ay hawsheedii ama...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Toxob oo reynreyn weyni ka muuqato ayaa u sii hadaafay meeshi ama kobti ay ciddu tiil. Waxaad arkeysay in illimi Indhihiisa soo buuxdhaafisay....

Bidhaanti i bi’isay! Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi'isay! Q1AADWuxuu Baashe sii dhaweeyey walaashiis iyo laba carruura oo ay dhashay oo booqasho ugu yimid, doonayeyna inay u guryo noqdaan halkii ay ka yimaadeen oo ahayd...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 32aad                                     1 RAGA IYO EEYAHA Ma ogtahay in Ragu ay ku dabeecad yihiin Eeyaha marka laga hadlayo Qoyska,...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q39AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

 Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q39AADOday Maxaad, muggaan xanaaqii haayay waa daayay, waxuuna ku qancay waanadii Maamma Dahabo, waxuuna si weyn ula yaabban yahay islaantaan...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD  Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Toxob ayaa ka yaabay sooryada meesha la keenay. Bariis la yiri waa baasarac oo lagu dhexkarshay hayl, qarfo, iyo sacfaraan. Waxaa dhinaca ka...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q38AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

 Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q38AAD Waqtigu waa galab gaab, casar liiq ah, qorraxdu waxeey u jiheysatay godkeedii, Roobkii mahiigaanka ahaana wuu joogsaday. Waxaase muuqdo raadkiisii,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 31aad    1 CILMI BAARIS Ma ogtahay cilmi baaris la sameeyey ay xaqiijisay  in inta badan aad tartiib u cunto...

SHEEKOOYIN