Curis

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q2AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

 Hammi caashaq iyo Hungo been ah Q2AAD.Waxay xaaladdu sidaa ahaataba, maalin ayay gabdhii wiilkii u sheegtay arrin uusan jeclaysan, arrinka Nasra ay Axmed u sheegtay waxa uu ahaa, in...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 48aad                                             1-LAMA YAQAAN IYO LA YAQAAN !!!Lama yaqaan ayaa mararka qaar kuu noqda la yaqaan kuu dhow, halka...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q1AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q1AAD.Wiil iyo Gabar dhallinyaro ah oo la kala yiraahdo Axmed iyo Nasro, ayaa waxa ay isku barteen  mid ka mid ah baraha bulshadu...

XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                             XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY.Wax walba oo dunidan dhex jooga waxay leeyihiin wax kooba oo lagu ogaado inta ay ka kooban yihiin oo muhiim u ah garashadooda, in...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 47aad                                                           1-Tijaabada  Tijaabada ugu daran ee nin rag ah lagu tijaabsho waa sida uu uga dhaadhacsho haweenta...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q55AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q55AAD Waxaa dhammaatay Dacwaddii loo heystay Dalmar iyo Axmed dheere minaan Racfaan iyo hirighirig kale imaan.  Kolkii laga soo kala dareeray...

YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                            YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA?Is waydiintaas waxaan ku keenay kadib markii aan arkay Umad badan oo u nasab sheeganayso halka ay ku dhasheen oo ay ku...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 46aad                                        1- Yeysan ku wal wal galinin afcaasha dadkaYeysan ku wal wal galinin afcaasha dadka, waxa ugu wanaagsan...

UMAD WADA SUUXSAN! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                              UMAD WADA SUUXSAN!Qofka marka isaga oo caafimaad qaba xaalad xanuuna isku ogayn uu ku dhaco xanuun soo boodda ah oo markaa xusuustiisa iyo dareenkiisa shaqsinimo qaadanaya waxaa loo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 45aad                                       1-RUNTA WAA WAXA UGU WANAAGSAN Waxaan ogaaday inta aan noolaa in runtu ay tahay waxa ugu...

SHEEKOOYIN