Curis

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q9AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q9AADNajmi markey albaabka ka degaysay, waxay go’aan ku gaartay inay erayadaas ka shalaayi doonto Nasra. Cayda iyo aflagaadada ay maanta kula kacdayna ay...

Farxaddu iib maaha Q1AAD. W/Q:Cabdul Cabdikariim(Jalaato)

Farxaddu iib maaha Q1AAD.Dhacdadan waxa ay ku saabsan tahay labo nin oo daris ahaa midna waxaa uu ahaa maalqabeen oo xoollhiisa tiradooda ayuu kala aqoonin. kan kalana waxa uu...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 50aad                                             1- Caaqiliinta warkooda  Qofka ay su'aalihiisa bataan waa la xurmeeyaa balse lama jeclaado. Qofka ay maqaaladiisa bataana...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q8AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q8AAD Ugu dambeyn waxay go’aan ku gaartey inay Najma kala tashato, sida ay ka yeelayso arrinka ku soo kordhey, iyadoo sidii u fekeraysa ayay...

XASIL OO ILA GARO (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 49aad                                                           1-Hogaanka iyo la haogaamiye Hogaanka mar walba waa in uu hogaanka hayaa, haddii intii la hogaamin lahaa...

Hammi caashaq iyo hungo been Q5AAD W/Q: Cabdi Salaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been Q5AAD.Axmed oo shaqadiisii iskaga jira ayaa taleefoonkii Nasra soo dhacay is waraysi yar kaddib waxay tiri qaali fiiri Farriinta aan kuu soo diray.Axmed si...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

 Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AADNasra oo codkeedii naxariista badnaa iyo erayadii macaana ee ay qalbiga Axmed ku hanatay iska soo horraysiinaysa, ayaa Axmed oo taleefoonka ku soo...

MEYTA-KAAL Q1AAD W/Q:Qaasim Cabdulle Nero.

 MEYTA-KAAL Q1AAD Aniga oo Muqdisho ka tagay ayaan booqasho u aaday Miyiga Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, halkaasoo uu degganyahay Adeerkeey aan Dadka ugu jecelahay.Adeerkey, inkasta oo uu waalid ii...

Riyadii Ciyaar gudka W/Q: Qaasim Cabdulle (Nero)

Riyadii Ciyaar gudkaDhacadiid ayaan ugu jiifaa Dhabbal/Gogol ii taalla Duggaalka Geed humbul ah oo dhanka bari kaga beegan Aqalka Hooyadeey.Waa xilli aan wali habeen bar la gaarin, cimiladuna aad...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q3AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q3AADAxmed oo digtoonaan iyo diyaargarowba ugu jiray , maqalka  dhawaqa teleefoon kaga yimaadda dhanka gacalisadiisa Nasro ayaa taleefoonkiisa oo miis dulyaalay gacanta ku...

SHEEKOOYIN