Curis

Sheeko gaaban:Kedis iyo kala guur W/Q: Cabdul Cabdukariim(Jallaato)

Sheeko gaaban:Kedis iyo kala guurWaxaan ka soo baxay shaqadii, aad ayaan u daalnaa gaariga ayaan daartey inta kursiga isku tiirshay, ayaan bilaabay inaan aqriyo farriimihii la ii dhaafay inta...

FILANWAA Q4AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q4AAD Maxamed Isagoo faraxsan ayuu soo laabtay waxa uuna ilqoodha ka arkay Canab, kaddib wuxuu ku salaamay gacaliso xaaladda iiga warran? Waan isweynay maalmahan, inkastoo la iisheegay inaad ku...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 55aad                                                                1-Saddex iskuma kaa qabato Saddex in aysan isku kaa qabanayn waligaa maankaaga ku hay. In...

Farxaddu iib maaha Q4AAD W/Q: Cabdull Cabdikariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q4AAD    Raagge iyo xaaskiisa waxay ku afar afareysteen, marka hore iney salaadda Duhur iska baxshaan labo labo rakco oo salaatu shukri ahna dukadaan. Markii ay ka soo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 54aad                                                             1-Waan kuu sabrayaa Waan kuu sabrayaa si aan u helo daganaan Qalbi, xumaantaada waan is moogaysiinayaa...

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 6aadQore : Mohamed Musa Sh. NoorAasiyo wax walba diidday go'aankeeda waa in la furaa, furriin ayey uga dhagtay, cakuya dumar iyo...

FILANWAA Q3AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q3AADCanab waxay aabbaheed ka codsatay in la siiyo fursad si ay arrintan uga soo fikirto.balse waa laga diiday codsigeeda, sababto ah arrintu dhan ayay u dhacday, xiligan hadda...

Aasiya Khayerka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayerka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 5aadQore : Mohamed Musa Sh.NoorAasiya nolosheeda waa is baddashay waxay noqotay Marwo, waa qayb ka mid ah riyooyinkeeda ansaxay marka laga...

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 4aadQore : Mohamed Musa Sh NoorKadib markii ay shaaha soo karisay ayuu oday buraale gabadhii u maah maahay wuxuna ku yiri...

Farxaddu iib maaha Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdukariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q3AADRaage ayaa hadalkiisii ku furfurtay, Bismillah eeboow talada san nagu toosi oo na waafaji, een Gacaliso waxaan rabaa inaan kula wadaago arrin ee bal I dhegayso...

SHEEKOOYIN