Curis

Waa nasiib darradayda! Q3aad Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waa nasiib darradayda! Q3aadDadaalaa wuu gaaraa, ugu dambeyntii waan ku guuleystay dadaalkeygii soo xera galinta Ubax, guurkeenana wuxuu u dhacay qaab xagayga oo kaliya qarsoodi ka ahaa oo xagooda aan...

Farxaddu iib maahaQ7AAD W/Q: Cabdulle Cabdikariim(Jallaato)

 Farxaddu iib maahaQ7AADRaage arag in beentiisa laga dabo tagay oo geed danbo uu isku qariyo u bannaaneyn waxa uu bilaabay inuu hoos u guuxo, asagoo wali isla weynin uu...

FILANWAA Q7AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q6AAD Filsan markii ay guriga ku soo laabatay saaxiibteed Canab waxay u sheegtay in amar ilaahay waxani ku dhacayaan oo ayna Maxamed is arag, balse ay warqadii u...

Farxaddu iib maaha Q6AAD W/Q:Cabdulle Cabdi kariim(Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q6AADRaage, xaaskiisa iyo carruurtiisa oo barwaaqo adduun dhax galay muddo kooban oo sannad ka yar,  waxaa dhacay isbadal weyn, Raage waxa uu yeeshay la taliyayaal xagga...

Waa nasiib darradayda! Q2aad Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waa nasiib darradayda! Q2aadIsbaddalka igu socda wuxuu ahaa mid iila sii sikhaya meel aan barteeda aqoon, waxaan bilaabay in aan raadsado waddo aan cidladan uga baxo, qanaacada oo dhan...

FILANWAA Q6AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q6AAD Maxamed markii xilli danbe ay saacaddu gaadhay ayuu ka huleelay halkii uu ku sugayay gabadhi warqada loogu soo dhiibay, kaddib markii uu arkay in aanay waxba ka soo...

Waa nasiib darradayda! Q1aad Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waa nasiib darradayda! Q1aad Sida caadada ii ahayd aniga oo daalan ayaan habeenkii gurigayga kusoo laabtay, xaaskayga oo waayadan aan si u sii kala fogaanay ayaa casha ii keentay,...

FILANWAA Q5AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q5AADCanab waxaa u yeedhay hooyadeed waxayna ku tidhi: “Naa dhaqso oo wiilka macasalaame gabadhii cilaanka kuu saari lahayd ayaa ilaa maantoo dhan kuu xiyaran”.Canab ayaa tiri: Haye hooyo...

“Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad." W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Asigoo dug kasoo habjaqay dul na u dhabuullacaya ayuu rabta ay iska gooyaan, lamada widiq ee hal na tafaalka yahay hal...

Farxaddu iib maaha Q5AAD W/Q: Cabdul Cabdukariim(Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q5AADXaaska Rooble oo wax xog ah dheeriya soo helin kuna soo hungoowdey reer Raage ayay gurigeeda ku soo laabatay, waxey u timid Rooble oo meeshii ay...

SHEEKOOYIN