Curis

WAAYIHII WARSAME Q10AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q10AAD  Waa rag uu Shiikh Cabdi u diro hawlaha muhiimka ah. Da’ahaan waxyar ayay ka wayn yihiin Warsame mawlacana sida Warsame gadaal ka gaar ma ahane waxa ay...

Ma Illoobi doono Q7AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

Ma Illoobi doono Q7AAD badbaadday, shaqaalihii iyo ka soo qebgaleyaashiiba, qalqalse aan ka nabadgalin, iyo anigoo naxdin la leelleemoonaya, ayaa is garabsannay. Waxaan billownay gurmadkii nala gudboonaa. Saaxiibkey iyo reerkiisii,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor. Qaybtii 67aad

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 67aad 1-Qari Ceebta Wixii ceeb ah qari, saa Alle ayaaba qarshee. Wixii Xaq ah caddee, saa Alle ayaaba cadeeyee. Xaaraanta ka fogow,...

Filan waa Q35AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Intaa kaddib Deeqa markay aragtay in uuna maxamed dhankeeda u soo jeedin waxay qaadatay go’aan degdega. Waxay tidhi: “waxaan jeclaa inaad il naxariisa igu eegto, balse  ma dhicin oo waad...

Doob gaamuray! Q6AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q6AAD  Waxey aheyd, ammin galab gaabad ah oo ku cadceedu isku shaqashay diilimo guduudan oo ay ku sii nabadgelyeeysay noolihii maalintaa tirsaday, oo ay barbaarta iyo kurayduba soo...

 WALIGAA GAARIMAYSID. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

WALIGAA GAARIMAYSID. Haddii aad sugaysid in sanadka cusub uu kuu wacnaado adiga oo waddadii aad wacnaantaas ku samaysan lahayd samaysan markaas waxaa la dhihi karaa ma aadan qaadin waddadii aad...

WAAYIHII WARSAME Q9AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q8AAD  Waagu markii uu beryay oo salaaddii  subax la tukaday, Warsame ma uusan aadin mawlicii Shiikh Cabdi sidii caadada u ahayd, ee waxa uu tagay maqaayaddii oo uusan...

Ma Illoobi doono Q6AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

  Ma Illoobi doono Q6AAD Waxaa iigu dambeysay iyadoo foodley ah. Intii ka dhinneyd baa loo dhammeeyay! Dherer iyo dhuubni bey u dhalatay oo waa aan ku ogaa. Waxaanse aad ula...

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD – W/Q: Liibaan Cartan

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD Markii ay jacaylkii uu u bandhigey ay ka oggolaatay soona dhowaysay muddo toddobaad ah ayay is moogaayeen barkulankoodiina ka maqnayd. Malaha arrinta cusub oo...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q32AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q32aad. Xaliimo waxay bilow ilaa dhammaad si hagar la’aan ah uga warantey xaalka Nasra, Cumarna intaas afkeeda ayuu eegaya wuxuuna haleeltiin u waayey inuu biyihii...

SHEEKOOYIN