Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD
Tan kale Saaxiib waayo aragnimo ka qaado, jacaylka kugu dhacay, ragga kula jaalka ahna qisadaada u weri si ay cashar ugu noqoto, kolay raggu waa...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 78aad
1-Sabar iyo mahadnaq
Murugada ma harayso inta nolol jirto.
Dadka aan wanaagsanayna dunida kama dhammaanayaan inta nololoshu socoto
Yaabkuna kama dhammaanayo...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 77aad
1-Wax la wadaag
Qofka si toosan aan kuu eegin karin oo goos goos kuu eegaya waa qof aad...
Filan waa Q40AAD
Sheeko dheer kaddib, Canab waxay ka codsatay saaxiibteed Filsan, warqadii ay u dhiibtay barigii ay soo ambabaxaysay ee harjadka iyo socdaalka u diyaargarowdey inay u gayso Maxamed,...
Doob gaamuray! Q14AAD
Gobaad oo noloshan baxsadka ah la daalaa dhacaysa, nafteedana ay halis ugu jirto weerarro uga imaan kara godka mugdiga ah ee ay xamaaratadu dhex galgalanayso iyo ugaarsiga...
Hammi caashaq iyo hunga been Q37aad.
Xasan: haddaba Axmedow inta aanan waxaan wado kuu sheegin, waxaad iga ballan qaadaa, in aadan iga diidayn talada aan kuu daba dhigi doono, kolka...