Quraafaadka Faaliyaha Q5AAD
Muddo laba toddobaad ah marki ay Maryan ku jirtay isbitaalka, shaqaalihi isbitaalkana intooda badan ka war hayn jireen xaaladeeda sida ay tahay mar walbo, jirkeedana sidi ka...
Gaso, Ganuun, Gasiin Q. 5aad
Sheeko, sheeko Sheeka Xariir!
Dheelmadku kala dhib badan! Reer Jabaq ayaa hiraabti dambe ku soo dhowaadey meel aan ka fogayn War Awliyo. Meeshi ayay ka goobaabteen wax leh...
Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad)
Sheeko, sheeko Sheeka Xariir!
Minaad si kale u dhigto ama aad dhinac kale ka daymooto, waxaan muran lahayn in reer Jabaq ahaayeen sabool soo barakacay, mar haddii hantidooda...
Quraafaadka Faaliyaha Q4AAD.
Waxaana marki ay Maryan dhowr daqiiqo kaligeed ahayd, iridka qolka ka soo wada galay Dr Cali iyo Dhamme Cusmaan oo digtoorka ku soo qaaday gaarigiisa keddib marki...