Maamulka Laashin

1801 articles

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka! Q4AAD W/Q: Xasan K. Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q4AADSidaan horeba ugasoo warranay Shirib goob laga sheego iyo Gole la isugu yimaadu waxaa u dambeeysa Shanleeydii aan kusoo qaadanay qeybti sedexaad. Shanta lafteeda lagama curin...

Murashaxoow berri yaad Madax u noqon?? W/Q: Shukri Maxamuud Maxamed

Murashaxoow berri yaad Madax u noqon? Dalkeenna waxaa soo maray abaaro badan oo muddooyin kala duwan saameeyey, inta la xasuusto, waxaa ka mid ah: “ Goohweyn, Siiga case, Hawaara,...

Saaxiibkaan Eersaday Q11AAD W/Q: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan Eersaday Q11AAD Maalintay Ladan xabsiga ugu tegaysay, ayaa ahayd maalintii loo sheegay inay uur leedahay waa maalintay cafisay ee ilowday Liibaan xumaan kasta oo uu u geystay, waxayna go’aan...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q21AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q20AAD Cali Gaab ayaa hadalkii ku jaray (Dhibse ma leh anaa xaggiisa kuula qummaayo ) , Soomaalidu waxay tiraa :”Laba kala...

Sharciga:Sababta iyo Saameynta WQ: Hassan Mudane

 Sharciga:Sababta iyo SaameyntaSharcigan sababta iyo saameynta waa sharci dabiici ah, waana mid ku dhisan sabab iyo saameyn taas oo macnaheedu tahay in sabab walba ay soo saarto saameyn. Sharcigan waa...

MAALMAHAYGII MUQDISHO W/Q: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO Muqdisho iyo dalkaba waxaan dib ugu laabtay dhawr iyo toban gu’ oon ka maqnaa ka dib. Hilow, jamasho iyo rabitaan badan ayaa gu’yaashii u dambeeyey igu jiray....

Ogeysiis iyo Wargelin

 Bahda Laashin waxay idiin soo gudbinayaan Ogeysiis ku saabsan in dhawaan aannu bilaabi doono soo gudbinta  Sheeko uu qorey, Qoraaga weyn ee Cabdullaahi Macalin Maxamuud (Siyaasi) oo ahaa Qoraagii...

Meerto nololeedkii marwada 1aad ee Mareykanka {Melania Trump}W/D: Bashiir Cali Barre

Meerto nololeedkii marwada 1aad ee Mareykanka {Melania Trump}Haweenayda dalka maraykanka ka ah marwada koobaad ee Melania Trump ayaa horey magaceedu u ahaa Melanija Knavs, waana islaan aan ahayn maraykan dhalad ah...

Gaso Ganuun Gasiin (Q21aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q21aad) Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Jabaq aabihiis ayaa waxyar ka haray ama ka herey dadki ordaayay oo lahaa doorada soo qabtaay ama qabdhaay. Inta ow sheedda wax ka...

Ibnu Batuuta iyo Geyiga Soomaaliyeed W/T : Cabdikariin Xuseen

 Ibnu Batuuta iyo Geyiga Soomaaliyeed Ibnu Batuuta oo ahaa dhul-mareen Carbeed , oo noolaa intii u dhaxaysay “ 1304-1377” waxa uu leeyahay kitaab uu ku ururiyey xogtii socdaalladiisa oo la...

SHEEKOOYIN