Saaxiibkaan Eersaday Q12AADLuul ayaa iyadoo dhiigu ku karsan yahay cisbitaalka orod uga soo baxday, waxaana ku ciirtay talo. Luul waxay ku soo dhacday gaarigeedii, intii ay gurigeeda u soo...
Soddon kun oo murmaya iyo 12 Malyuun oo naf ka sugaya!Dadku waa kun dawladda ka tirsan oo ama xilhaya oo wasiiro ah, ama golayaasha ah ama “Darafu-Dawlo ah” oo...
Sharciga JoogteyntaSharcigan joogtaynta waa waxa dadka guulaystay u sahashay kana dhigtay kuwa ka duwan dadka kale ee caadiga ah. Isweydii su’aasha ah immisa jeer ayaad joojisay isku dayga markii...
Halgamaa Ibrahim Seedoow iyo halgankii reer Hiiraan .A---Hiran halka ay ku taal iyo taariikhdeeda mar ka aad fiirisid waxaa kuu soo baxay in ay jirto taariikha badan oo aan...
Xero Shaydaan Waxay ahayd maalin aad u kulul,waa 1978ki ,Bishana waa ogost ,Daahir Guuleed Cali Wuxuu maalintaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Malik Cabdulasis, Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya....
Aroortii lay haleelay.Aroortii lay haleelay jaamacadda aan dhigto ayaan joogay. In kasta oo jawigu aad u qaboobaa hadda na xilli hore ayaan soo jarmaaday. Kuulliyaddayada horteeda ayaan fadhiyay markii...
Hanashada Hiigsiga iyo hanaqaadka himilada Marka hore mahdin eebbe weyne aan ku bilaabo marka xigtana aan dhaadhaco micnaha guud ee maqaalka oranaya hanashada hiigsiga iyo hanaqaadka himilada oo micno ahaan...
MURASHAXIINTA MAXAA KA KHALDANRuntii waa arrin aad u adag in qofku isaga is-qiimeeyo ama ismoodo wax uusan ahayn. Waxaana jirta xikmad Carabi ah oo dheheysaمن يرى نفسه قبل ان...