Maamulka Laashin

1803 articles

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q2AAD W/Q: Hassan Mudane

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q2AAD W/Q: Hassan MudaneMusiibada iyo mashaakilka KhayraadkaWaddamada dhaca qaaradda Afrika, heykal-dhaqaaleedkoodu inta badan waxa uu ku tiirsan yahay dhoofinta khayraadka dabiiciga...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q38AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

 Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q38AAD Waqtigu waa galab gaab, casar liiq ah, qorraxdu waxeey u jiheysatay godkeedii, Roobkii mahiigaanka ahaana wuu joogsaday. Waxaase muuqdo raadkiisii,...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Nin goobta fadhiyey ayaa yiri, “Xaajiyow, soo koob hadalka oo noo sheeg sheekadi qaadigu idiin sheegay.”Xaaji Filay Dheere ayaa yiri, “Intaad u kudaysaa...

Wax aan Marnaba Dhici Karin! W/Q: Xasan Aadan Hoosoow

Wax aan Marnaba Dhici Karin!Waa 1944. In kastoo ay dagaal culus gashay, weli waxay ahayd boqortooyo ku hubeysan taariikh mug leh iyo awood aan la dhayalsan karin, balse, waxaa...

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q1AAD W/Q: Hassan Mudane

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q1AAD “Abeesadu waxa ay cuntaa ciida, laakiinse caqli badnaan iyo taxadar inta ay ka qabto, way u habeen seexataa si aysan oga...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q37AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

     Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q37AAD Raxmo Yareey, waxaa la geeyay gargaarka degdega ah ee isbitaal Martiini iyadoo miir doorsoon, neeftuna dhibeyso. Shaqaalihii Caafimaadka ee...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Inti uusan Toxob hadal ayaa nin dheer oo dhoollacaddayhaaya ka soo baxay gurigi fiddowga lagu qabay. Toxob ayaa indhaha la raacay dhoollacaddaynti ninka....

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q36AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q36AAD Maxaad Cali, isaga waxaa uu farax la dhex joogaa waaxda dhulka, hawshiisuna waxeey u socotaa si fiican. Isaga war...

QORAAL + MUUQAAL: Maansada Gablan Oo War-celin U Ah Maansadii Gurbood Ee Ay Curisey Hodan Sheekh Cumar.

Maansada Gablan waxa curiyey Ibraahiim Cismaan Afrax (Nolosha). waxay jawaab u aheyd maansadii Gurbood ee dhawaan ay tirisey hal-abuurad Hodan Sheekh Cumar. Hodan waxay ka wareysatay Ibraahiim xaalka waddanku...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:36AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:36AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Subaxii dambe ayaa jikada laga waayay hooyadii guriga. Odaygi ayaa subaxaasi wiilashi u qooshay wax u eg afbilaw.  Duhurki marki ay dugsigi ka...

SHEEKOOYIN