Maamulka Laashin

1803 articles

Bidhaanti i bi’isay! Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

 Bidhaanti i bi’isay! Q2AAD Bilan hubaal way la dhacdey Baashe  qofnimadiisa iyo noloshiisaba, Baashe waxay go'aansatay inay gacanta ku dhigto, haddaaney jirin gabadh uu jecelyahay danaheeda gaar ahaaneedna saldhig uga...

Tuugsigii dadbanaa Q11AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q11AAD Waxaan u imid Daahir oo aan ku balansaneyn inaan inuu ii dhammeystiro sheekadii qabyada noo aheyd, bslse intaa aan guda galin ayaan u sheegay beri subaxnimada hore...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:40AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q40AAD.Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob ayaa sidi ruux makalaalaxay fadhi-bood haw ah ku soo toosay. Inta ow indhaha kala furay ayuu saas ula raacay meeshi uu curadkiisu...

Faallada iyo falqeynta saaxiibkaan eersaday Q1AAD W/Q: Canab Diiriye

Faallada  iyo  falqeynta saaxiibkaan eersaday Q1AAD Hordhac.Qoraalkaan wuxuu daba socdaa sheekadii la magac baxday saaxiibkaan eersaday oo uu qoray Cismaan M. Qanyare, waxaan ku cabbiri doonaa aragtida aan ka dhex...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q40AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q40AADKutubo, waxaa loo jabshay murxihi shadoorka ahaa oo ay la haadeysay, waxeeyna dib ugu noqotay Jikadeedii, si ay hawsheedii ama...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Toxob oo reynreyn weyni ka muuqato ayaa u sii hadaafay meeshi ama kobti ay ciddu tiil. Waxaad arkeysay in illimi Indhihiisa soo buuxdhaafisay....

Bidhaanti i bi’isay! Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin H Galayr

Bidhaanti i bi'isay! Q1AADWuxuu Baashe sii dhaweeyey walaashiis iyo laba carruura oo ay dhashay oo booqasho ugu yimid, doonayeyna inay u guryo noqdaan halkii ay ka yimaadeen oo ahayd...

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q3AAD W/Q: Hassan Mudane

Sidee looga baxsan karaa? Soomaaliya waxa ay ka mid yahay dalalka leh ifafaalo wanaagsan ee xagga tamarta, waana dal ay haysato caqabado badan oo la xiriira sahanka shidaalka. Waxaa...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q39AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

 Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q39AADOday Maxaad, muggaan xanaaqii haayay waa daayay, waxuuna ku qancay waanadii Maamma Dahabo, waxuuna si weyn ula yaabban yahay islaantaan...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD  Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Toxob ayaa ka yaabay sooryada meesha la keenay. Bariis la yiri waa baasarac oo lagu dhexkarshay hayl, qarfo, iyo sacfaraan. Waxaa dhinaca ka...

SHEEKOOYIN