FILANWAA Q6AAD Filsan markii ay guriga ku soo laabatay saaxiibteed Canab waxay u sheegtay in amar ilaahay waxani ku dhacayaan oo ayna Maxamed is arag, balse ay warqadii u...
FILANWAA Q6AAD Maxamed markii xilli danbe ay saacaddu gaadhay ayuu ka huleelay halkii uu ku sugayay gabadhi warqada loogu soo dhiibay, kaddib markii uu arkay in aanay waxba ka soo...
Farxaddu iib maaha Q5AADXaaska Rooble oo wax xog ah dheeriya soo helin kuna soo hungoowdey reer Raage ayay gurigeeda ku soo laabatay, waxey u timid Rooble oo meeshii ay...
Sheeko gaaban:Kedis iyo kala guurWaxaan ka soo baxay shaqadii, aad ayaan u daalnaa gaariga ayaan daartey inta kursiga isku tiirshay, ayaan bilaabay inaan aqriyo farriimihii la ii dhaafay inta...
Shaqo la’aan mise shaqo diidnimo?Hannaanka dhaqan dhaqaale ee Soomaalidu waa yagleel, noloshii asalka ahayd waa laga soo hinqaday oo magaalooyinka ayaa si habqan ah loo soo gelayey lixdankii sano...