Maamulka Laashin

1803 articles

Farxaddu iib maaha Q4AAD W/Q: Cabdull Cabdikariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q4AAD    Raagge iyo xaaskiisa waxay ku afar afareysteen, marka hore iney salaadda Duhur iska baxshaan labo labo rakco oo salaatu shukri ahna dukadaan. Markii ay ka soo...

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q3AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

Sooyaalkii Saxaabbada ERN Q3AAD Fadliga Sayid Abuu bakar Abuu Bakar Siddiiq ERN wuxuu ahaa qof eebbe siiyey fadli aanan lagu soo koobi karin qoraal, haddii aynu isku dayno inaan wada qornana...

Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

          Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AADIlbaxnimo? Haddaan qeexno weedhan ilbaxnimo waa mid muujineysa, horumar dhaqan iyo dhaqaale bulsheed ay heer ku gaadhay, arrimo aan hore u jirin oo bulshadaasi ambaqaaday, dhaqan soo...

Farxaddu iib maaha Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdukariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q3AADRaage ayaa hadalkiisii ku furfurtay, Bismillah eeboow talada san nagu toosi oo na waafaji, een Gacaliso waxaan rabaa inaan kula wadaago arrin ee bal I dhegayso...

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q2AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

Sooyaalkii saxaabbada 1(ERN )Q2AAD Ku biiristi islaamka( Sayid Abuu bakar Al siddiiq ERN)Wuxuu ahaa nin garaad badan oo aragti dheer leh, laguna tiriyo raggii ugu garashada badnaa uguna waxgalsanaa Makka,...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 3aad W/Q: Hassan Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 3aad       Ilaalinta Xogta iyo Macluumaadka CilmibaaristaCasharkii labaad waxa aynu soo baranay anshaxa cilmibaarista gaar ahaan ‘The Nuremberg Code.’ Casharkan waxa aynu ku baran doonaa xeerarka...

FILANWAA! Q2AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA! Q2AADInkastoo guux hoose jiro, haddana wax caqabada ma dhicin, sababtoo ah, waan ognahay haddi uu qofku adduunyo gacanta ku hayo inuu leeyahay qiimayn gaara, ninka qurbaha ka yimidna...

Gorfeyn: Buugga Habeen Kaama Tagin

Gorfeyn: Buugga Habeen Kaama TaginBuugga Habeen Kaama Tagin waxaa qoray Amal Gilin, wuxuuna soo baxay gu’gii 2016. Waxa uu ka kooban 150 bog, waxaa lagu daabacay magaalada Hargeysa. Farriinta...

Farxaddu iib maaha Q2AAD W/Q: Cabdulle Cabdikariim(Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q2AADMarkii uu waaga baryay ee la quraacday ayuu Rooble albaabka ka dagay waxa uuna toos u abbaaray cidda dariska gurigooda, soo dhaweyn iyo marxabeyn ka dib...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q11AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q11AADAxmed xaalku farihiisa waa ka baxay, waxaana lama huraan noqotey inuu la wadaago, la taliyihiisa nolosha Xasan oo uu hore ugu sheegay inuu...

SHEEKOOYIN