Maamulka Laashin

1803 articles

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q12AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q12AAD Saaxiib waan ogahay inaad garab iga rabto, diyaarna waan u ahay in aan xal kula goobo arrinta ugubka kugu ah adiga ee ku...

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD.Waa soo jireen iyo dhaqan ab ka dhaxal ah in Tawl weliba la dardaarmo ubadkiisa una gudbiyo talo iyo tusmooyin nololeed, isaga oo ku kordhinaya waayo aragnimadiisa...

FILANWAA Q10AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q10AAD Sagal markii ay Maxamed la ku lantay waxay kala hadashay arrimo xaasaasiya, kuwaasoo ubadnaa waxyaabihii dhacay iyo haddalada ku tidhi kuteenka ah ee dadka qaar ka faafiyeen Canab.Sidoo...

Farxaddii Luntey Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdikariim(Jallaato)

Farxaddii Luntey Q3AAD Waxa ay soo laabatay, iyadoo Xaas ah, naxdin weynaa tolow yaa baas u baas baxay mustaqbalkeedii ifaayay, ma mid kale oo ka sii if badan ayey heshay,...

FILANWAA Q9AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muus

FILANWAA Q9AADCanab muddadii dhowrka bilood ahayd ee laqabay, Maxamed wax xidhiidha lama ayna samayn, mana ogo xaaladda hadda uu ku suganyahay, xog badana kama hayso waxa iska baddalay dhankiisa...

Farxaddii Luntey Q2AAD W/Q: Cabdul Cabdikariim(Jallaato)

 FARXADDII LUNTAY Q2AADWaxaa ila soo dersay arrin looma fadhin ah, waxaa iiga yimid dhanka gacalisadeyda culeys saa’id ah oo marnaba aanan niyada gashan, waxaa iigu darnayd inuusan jirin markaa...

Falanqaynta buugga ‘The 5 Love languages.W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Falanqaynta buugga ‘The 5 Love languages’ “Marka qoyska hoos laga dhisaa qaran hagaagaayeHaddii guudka uun laga qabsado waa qalfoof madhane.”---Cabdiraxmaan-Luggooyo---Dhiganahan waxa la qoray kun iyo sagaal boqol laba iyo sagaashankii...

Farxaddu iib maaha Q8AAD W/Q: Cabdulle Cabdikariim(Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q8AADNinkii ayaa hadalkiisa ku furfurtay aw Raage kuguma imaan inaan ku dhibaateeyo, dhibkase waa iga soo horreeyay, iminkana waxaan rabaa in dawo loo helo. Raage oo...

FILANWAA Q8AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q8AAD Talo waa tii rabbi, laakiin Maxamed waxaa lagu qanciyay inuu isdajiyo, shucuurta dareenkiisana xakameeyo isla markaana si maskaxiyana qalbigiisa ugu qanciyo  in caashaqa uu calafku ka wayn yahay, maadaama...

Farxaddii Luntey Q1AAD W/Q: Cabdul Cabdikariim(Jallaato)

 Farxaddii Luntey Q1AADWaa ammin laga joogo sided iyo toban sanno, markii aan gabarta aan indhaheyga ka jeclaa ku ballanay in aan is guursano.Goortaas aan ballameyno waxaan isla meel dhignay...

SHEEKOOYIN