Maansadan waxay soo baxday, 20/03/2015 waxaa maalintan is weydiiyey su'aalo dhawr ah oo ku saabsan, meesha hadda xaal marayo, haddaba anigoo arrinkaas maskaxdayda ka guuxayey ku cabiraya, Hal abuur...
Maalinti ku xigtay Busaad Dugsiga ma aadin, siday qolkeeda u gashay galabtiina kama soo bixin, markay reerku arkeen xaaladda gabadhooda oo ku laabatay dabaacadeedi kalinimada, ayuu duhurki Aabe Saxardiid...
Xasan markuu galay guriga reer Bashiir, waxaa si farxad leh u soo dhaweeysay Deeqa oo ku tiri: "Xasan yaa gurigeena ku keenay?" wuxuu u sheegay inuu soo maray guriga...
MAS’UULNIMADU MA LACAG BAA?
Inta aanan u guda galin qaadaa dhigga Maqaalka, waxaan jeclaan lahaa in aan marka hore su’aalo badan is waydiino kuwaas oo ku saabsan dhowr wadiiqo oo...